Xeer Ilaaliyihii Puntland Oo Boosaaso Lagu Diley Sheeko:Dalka Dabley hubeysan oo tiradooda lagu sheegay illaa labo nin oo rag ah ayaa bartamaha magaalada Boosaaso ku toogtay xeer ilaaliyihii ciidamada qalabka sida ee Puntland Col. Cabdikariin Xasan Fardhiye. Wararka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinta Gaalkacyo Oo Ku Baaqay Nabadda Qaar kamid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkacyo kadib markii ay soo cusboonaatay colaad u dhaxeysa maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland. Dhallinyaradani oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Waa In La Joojiyaa Colaadda Gaalkacyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya MR. Micheal Keating ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo. Dagaallada soo cusboonaaday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wajeer: 2 Qof Ayaa Maanta Lagu Diley Ugu yaraan labo qof ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen degaanka la yiraahdo Dagax ee ku yaalla degmada Wajeer, ee waqooyi bari dalka Kenya. Dhimashada labada qof ayaa timid…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Mar Kale Waqti Dheeraad Ah Ugu Daray Madaxweyne Cosoble Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay codsi kaga yimid madaxweynaha maamulkaasi Cali Cosoble. Codsigani oo ahaa in waqti dheeraad ah loogu diro madaxweynaha waqtiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Cosoble Oo Baarlamaanka Labo Bil Oo Dheeraad Ah Ka Dalbaday Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waqti kordhin ka dalbaday baarlamaanka maamulkiisa kadib markii ay dhammaatay muddadii la sugayay in madaxweynuhu uu ku soo magacaabo xukuumaddiisa. War qoraal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Labo Qof Ayaa Dhimatay Kaddib Dagaal U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal kooban oo saaka halkaas ka dhacay ay ku dhinteen labo qof labo kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Baay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howlgallo saf ballaaran ah ka wada degmooyin ka tirsan gobolka Baay ee Koonfurta Galbeed Magaaladani Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in howlgallada ay wadaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Hadlay Arrimaha Doorashada Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa ka hadlay hadalkii ka soo baxay guddiga khilaafaadka ee doorashooyinka oo ay ku laaleen xildhibaanno gaaraya 11 oo ay laaleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Booliis Loo Tababarayo Jubbaland Labo boqol oo dhallinyaro ah ayaa maalintii khamiistii ahayd oo shalay ah loo billaabay tababar dhanka booliska ah. Tababarkani ayaa waxaa iska kaashanaya dowlad goboleedka Jubbaland, booliska Soomaaliyeed iyo midowga…