2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Gurmadka iyo Baxnaanada Dhaawacyada Waa Lama Dhaafaan Kadib Musiibadii Dhacday Musiibadii ka dhacday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxay saameysey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo qaarna qoys ahaan u dareemeen ka dib markii qof ama laba xubnood oo muhiim ahi ay gurigooda ka baxeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Laftagreen iyo Guddoomiyaha Hey’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan lafta gareen ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed kulan kula yeeshay guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisul Wasaare Hamze “Dad Badan oo Lagu Tuhmayo oo ay Saraakiil Ku Jirto Ayaa Xiran, Baaris Kalana Waa Ku Jirnaa,” Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, waxaana uu xusay in lala xisaabtamayo cid kasto oo ku lug yeelata wixii Liido ka dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Kamid ah Ururada iyo Dowladdaha Islaamka oo Cambaareeyay Weerarkii Ka Dhacay Liido Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga, ayaa cambaareysay weerarkii argagaxiso ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, weerarkaan ayaa sababay dhimashada iyo dhaawaca.
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD Ururur Goboleedka IGAD oo Si Adag o Cambaareeyay Weerarkii Ka Dhacay Xeebta Liido Urur goboleedka IGAD ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee Jimcihii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayadoo ku tilmaamay dhacdo naxdin leh oo lagu gumaaday dad rayid ah.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Muxuu Ra’iisulwasaare Xamse Ku Tilmamay Weerarkii Lagu Liido ee Khasaaraha Badan Sababay? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay qarixii ee kooxda Alshabaab ay ku xasuuqeen shacab Soomaaliyeed oo ku fiidsanayay xeebta Liido.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iran oo War Kasoo Saartay Qaabkii Loo Dilay Hoggaamiyihii Xamaas Haniyah Dowladda Iiraan oo war ka soo saartay dilkii Ismaaciil haniyah oo ahaa madixii siyaasadda ee ururka Xamaas ayaa sheegtay in lagu dilay madfac nooca ridada gaaban ah oo laga soo tuuray bannaanka hoyga uu ka deggaa magaalada Tehran.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo KulaN Isugu Yeeray Laamaha Amniga Kadib Weerarkii Xeebta Liido Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muxuu Ku Qotomaa Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Kusoo Gaaray Addis Ababa? Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa goor dhow gaaray Magaalada Addis Ababa, Wafdiga Wasiirka waxaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la filayo iney kulan la qaataan gaar ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Ka Socda Isbitaallada Muqdisho oo La Geeyay Dhaawacyadii Ugu Badnaa 2024 Isbitaallada Muqdisho waxaa maanta ka jira cariiri xad-dhaaf ah, ka dib markii la gaarsiiyay dhaawacda dadkii ku dhaawacmay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay xeebta Liido, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 33 qof.