2 daqiiqo Sheeko:Dalka 30% Faa’ido Ka Badan Tii Hore Oo Labo Maalmood Gudahood Ka Soo Xarootay Garoonka Kormer ay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ku tageen garoonka Aden Cadde, waxaa lagu ogaaday in isbadalka waaxda canshuuraha ee garoonka uu keenay faa’ido, waa sida ay hadalka u…
3 daqiiqo Sheeko:War Aqoon-yahan Ka Hadlay Shaqada Golaha Shacabka Laga Sugayo Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ku maqan fasax muddo laba bilood ah ayaa marka ay ka soo labtaan fasaxa waxaa jira hawlo qabyo ah iyo qaar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ku Dhimatay Gaari Kula Qarxay Degmada Wadajir Ugu yaraan 3 askari oo kooxaha miinada baaro ah ayaa ku dhintay halka 2 kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Askartan geeriyootay…
2 daqiiqo Sheeko:War Jawaari Oo Safar U Baxay Iyo Shacabka Soomaaliyeed Oo Baadi-goobaya Xildhibaannadii Ay Doorteen Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu waramayaa in uu safar ugu amba-baxay dalka isaga oo aaday Nairobi, Kenya, Jawaari waxaa uu la kulmi doonaa deeq bixiyeyaasha beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Soomaaliya Ka Bilaabaya Qaaraan Qaran Madaxweyne Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ‘canshuurta’ magaca ka badali doono una bixin doono ‘qaaraad qaran’ haddii baarlamaanka Soomaaliya ay ka aqbalaan. Madaxweynaha ayaa arrintaas kaga dhawaaqay xaflad lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Qirtay In Uu Labo Sir La Wadaagay Dalka Ruushka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo horay la damacsanaa in baaritaan lagu sameeyo xiriirkiisa dalka Ruushka ayaa waxaa uu sheegayaa hadda in labo sir uu la wadaagay Ruushka Donald Trump waxaa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:War Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) Waxaa arbacadii magaalada Cadaado lagu doortay Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) isaga oo noqon doona madaxweynaha KMG ah ee maamulka Galmudug labada sano ee soo socota. Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), waxaa uu Galkacyo…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Iskaashiga Cusub (New Partnership) Ee Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Dhameystiran Shirkii Soomaalida loogu qabtay London 11-kii May ee bishan waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo lagu badalay barnaamijkii New Deal-ka, qorshahan cusub oo loo bixiyay New Partnership(Heshiiska iskaashiga cusub) waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalkii Imtixaanka Midaysan ee Dugsiyada Sare ee Dalka oo Lasoo Saaray Wasaaradda waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. Jadwalkan ayaa waxaa lagu soo muujiyay maalmaha kala duwan, maaddooyinka ay ardaydu geli doonaan, saacadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khadiijo Diiriye: Bisha June Waxaa La Dhameystirayaa Qorshe Ka Tarjumaya Dhalinyarada, Dastuurkana Waxaa Lagu Darayaa Dhalinyarada Baahiyaha Gaarka Ah Qaba. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriiye ayaa munaasabad xalay lagu maamuusayey 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho ka sheegtay in dowladda federaalka ah ay bisha June ee sanadkan…