2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dawo Cusub oo Gabowga Lagu Joojinayo Culumo u dhashay dalka Holland ayaa sheegay iney heleen dawo cusub oo lagula dagaalamayo duqnimada, dawadan cusub ayaa joojineysa caalamadaha duqnimada si dabiici ah, waxaana looga maarmayaa qalliinada isqurxinta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhan Illaa 10 Bilyan Oo Dollar Madaxweynaha dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay wafdi ka socda dalka Turkiga oo iskugu jira mas’uuliyiin iyo ganacsato, wafdigaan ayaa waxaa ka soo wax dhaweeyay safiirka turkiga u fadhiya magaalada Adis-ababa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shir Madaxeedka Maanta Nairobi Uga Furmaya IGAD Hoggaamiyeyaasha dalalka bariga Afrika ayaa maanta shir madaxeed ku yeelanaya magaalada madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye oo horay Goobjoog News uga warramay ajendaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta xabsiga laga sii daayey kadib lix sano oo uu maxbuus ahaa. Abuukaate u hadlay Mubaarak ayaa sheegay in uu ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Heshiiska Soomaaliya Iyo Kenya, Akhriso Sooyaal-ka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay xarunta madaxtooyada Kenya, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo iskaashi dhex-mara labada dhinac. Madaxaweyne…
2 daqiiqo Sheeko:War Masar: 395 Arday Oo Ku Sumoobay Raashin ay Cuneen Wasaaradda Caafimaadka dalka Masar ayaa Arbacadii sheegtay in ay cunto ku sumoobeen 395 arday oo wax ka barata iskuulaadka Qaahira iyo gobollo kale, ardaydan ayaa lagu daadgureeyay gawaarida gurmadka degdegga…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Dhammaan Wasiirrada Xukuumadda Ra’isul Wasaare Xasan Khayre Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa taariikh nololeedka dhammaan wasiirrada xukuumadda Xasan Khayre, wasiirrdan oo ka kooban 27 waxaa lagu dhawaaqay galabtii Talaadada. Sida aad ka akhrin doontaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabudwaaq: Dad Badan Oo Isbitaalka Loo Dhigay Shuban Biyoodka In ka badan 15 qof oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ayaa la dhigay Ispitaal ku yaallo degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, dadkaan uu soo ritay cudurkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Xasan Khayre Oo Magacaabay Guddi Soo Baara Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Theater-ka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddi soo baara u magacaabay khasaarihii ka dhashay qaraxii shalay galinkii dambe ka dhacay agagaara Tiyaatarka qaranka. Sababta guddiga loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dowladda Koofurta Suudaan Ay Hor Istaagtay Kaalmooyin Bani’aadanimo Oo Loo Waday Dadka Macluusha Haysato Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay, in dowladda Koofurta Suudaan ay ka hor istaagtay inay kaalmooyin bani aadanimo gaarsiiyaan boqolaal kun oo qof kuwaas oo macluulaysan. Wakiilka guud ee Qaramada Midoobay…