4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Ciqaabay Holland, Akhriso Sheekada Billow Illaa Dhammaad Todobaadkan, dalka Holland ayaa labo wasiir oo ka tirsan dalka Turkiga u diiday in ay ka qeyb galaan, kana hadlaan kulammo lagu taageerayo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan taasi oo…
5 daqiiqo Sheeko:War Qawaaniinta Ugu Yaabka Badan Dunida, Qaarkood Dameerka Ayaa Loo Asteeyay, Halka Kuwo Kalena Geerida ka dib Loogu Talogalay Waxaa jira dunida qawaaniin ay dalalka dunidu leeyihiin oo agteenna yaab ka noqonaya, laakiin ay hubaal tahay inuu jiro sababo ka dambeeya oo keenay, marka aad akhrineyso waxaa suurogal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta Oo Sheegtay In Lix Milyan Oo Soomaali Ah Gargaar U Baahan Yihiin Xogheyaha guud ee jaamacadda Carabta Axmed Abu-geyd ayaa maanta waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah wax looga qabto abaaraha iyo dhibaatooyinka banii’aadanimada ee ka jira Soomaaliya. Abuu-geyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Khayre Oo AMISOM Ka Codsaday Wada Shaqeyn Dheeraad Ah Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madax ka socota AMISOM isaga oo kala hadlay wada shaqeynta labada dhinac iyo sida ay kooxdan nabad ilaalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hooyo Iyo Carruurteeda Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Mudug Deegaanka Dhinowda ee bariga gobolka ayaa lagu soo waramayaa in Saddex ruux ay cudurka shiban biyoodka ugu geeriyoodeen, waxaana cudurkaasi la il daran dad ka badan 20. Guddoomiyaha deegaankaas Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Oo Madax Furasho Ka Dalbatay Markab Ay Afduubteen Burcad badeedda Soomaalida ayaa la sheegayaa in ay lacag madax furasho ah ka dalbadeen markab ay ka afduubteen xeebaha Soomaaliya. Ciimada Badda ee midowga Yurub oo diyaarad ay ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 800 Oo Shaqaalaha Caafimaadka Looga Dilay Dalka Suuriya Warbixin ay soo saareen koox baarayaal ah oo dhanka caafimaadka ah ayaa waxay sheegeen in ku dhawaad 800 qof oo ka shaqeynaayay dhanka caafimaadka lagu dilay waddanka Syria, dadkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Diyaarado Ku Baaraya Markab Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya Ciidamada badda ee midowga Yurub ayaa sheegay in ay diyaarado u direen si loo baaro wararka sheegaya in markab ganacsi ay burcad badeed ku afduubatay xeebaha Soomaaliya. Afyaheen u hadashay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook Oo Soo Kordhisay Messenger Day Shirkadda Facebook ayaa waxay furtay Barnaamij cusub oo lagu magaaco Messenger Day kaas oo macaamiisha u suuro galinayo inay sawirrada iyo kilipyada muuqaalada ah ay iskugu diri karaan adeegga Messenger…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caanaha Geela oo Faa’idooyinkiisa Cunto iyo Midkiisa Caafimaadba Looga Baraarugay Dunida Caanaha Geela ayaa noqday xilligan hadda la joogo caano lagu baraarugay oo cilmibaarisyo farabadanna laga sameeyay, waxaa la ogaaday inuu ugu dhaw yahay caanaha hooyada dhanka ubadka isla markaana uu…