2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciise Hayatou Oo La Soo Taagayo Maxkamad Qaahira Ku Taallo Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar ayaa sheegay in maxkamad la soo taago madaxa ururka kubadda cagta ee qaaradda Afrika oo loo yaqaano Caf Ciisa Xayaato iyo xoghaya guud ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 84 Qof Lagu Dilay Hal Bil, Odoyaal Iyo Shacab Toos Loo toogtay, Akhriso Dilalka Dhacay January Kadib Waxaa bishii la soo dhaafay aad u kordhay weerarrada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada Muqdisho marka la bar bar-bar dhigo January iyo doorashada madaxweyne Farmaajo ka hor, dhimashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Soomaali Ah Oo Burcad Badeednimo Lagu Waayey Oo Muqdisho La Keenay shan(5) qof oo Soomaali ah oo lagu waayey burcad badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay magaalada Muqdisho, sidaa waxaa sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Seychelles. Raggan oo horay 12 sano oo xabsi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhakhaatiir Ka Digaysa In Galaas Biyo ah La Ag Dhigto Meel U Dhow Sariirta Hurdada Dhakhaatiir ka tirsan dalka Mareykanka ayaa soo saartay cilmibaaris cusub oo ka digaysa in sariirta hurdada la agdhigto meel u dhaw sariirta hurdada. In badan oo dadka dunida ka tirsan…
4 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynayaasha Mareykanka Waxay Xirtaan Qoorxir Buluug ah ama Casaan ah, Wax ka ogow, Sirta Labadaa Midab Ay Ku Xushaan Dunida Siyaasadda iyo ganacsiga ee heerka sare, waxaa jira Labo midab oo ka mid ah Neckties-ka qoorxirka ah oo si aad ah loo adeegsado, waa midabada casaanka iyo Bluugga, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Soo Saaray Liiska Guddiga Senatorada Ah Ee Gurmadka Abaaraha Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu xaruntiisa Muqdisho ku yeeshay kulanka 8aad, kalfadhigiisa 39aad. Kullankan waxaa joogay illaa 39 xildhibaan, waxaana u dhammaa guddoonka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Arrimaha Dibadda: Sidey Tahay In Dowladda Ku Wajahdo Dunida Inteeda Kale? Iyada oo laga amba-qaadayo sida uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Faraamo ka damacsan yahay siyaasadda cusub ee Soomaaliya ku wajihi doonto arrimaha dibadda, khudbadihiisana uu ku sheegay marar badan, lana xusuusanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Lagu Dhaawacay Muqdishu Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho lagu dhaawacay weriye Xaamid Karazi . Weriyahan waxaa uu la shaqeeyaa Telefishin-ka Universal ee ka tirsan Telefishinnada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal La Xiriira Ceel-Biyood Saddex qof ayaa ku dhaawacantay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Dacdheer gelinkii dambe sabtidii, Dacdheer waxaa uu ka mid yahay deegaannada mar walbo ka dhacaan dagaallada sokeeye. Maleeshiyaad ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Leego: Duqeyn Loo Geystay Xeryaha AMISOM Kooxo looga shakinsan yahay xarakada Al shabaab ayaa weerar madaafiic ah xalay ku qaaday deegaanka Leego oo ka tirsan Shabeellada Hoose. Qaraxyada ayaa lagu soo tuuray xarun ay deggan yihiin…