2 daqiiqo Sheeko:War Buugaagta Xasuusqorka Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Omaba oo Xuquuqda Faafintiisa Lagu Iibsaday Lacago ka badan 60 Milyan oo doollar Shirkadda Penuin Rondom House ee dhanka faafinta ayaa sheegtay iney heshiis la gashay madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo Michelle Obama. Heshiiskan ayaa ah mid ay shirkaddu ka faafineyso…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Shaxda: Lacag Ka Badan 21 Mliyan Oo Dollar Oo Ku Baxday Doorashooyinkii 2016/17 Baaritaan waqti badan qaatay kadib, Goobjoog News waxaa ay maanta akhristayaasheeda u soo gudbineysaa gunaanadka lacagtii ka soo xarootay doorashadii dalka ka dhacday shantii bil ee la soo dhaafay. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soon Iyo Roob Doon Dalka Ka Bilaabanaya Todobaadkan Maalinta Arbacada waxaa Soomaaliya ka bilaabanaya Soon la xiriira arrimaha abaaraha, sida waxaa sheegay guddoomiya culimada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad. Sheekh Axmed oo LA hadlayey radio Muqdisho waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Universal TV Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Puntland Wasaarada Warfaahinta Puntland ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa shaqadii looga joojisay UniversalTV ee deegaanada Puntland. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Nuur Yuusuf Axmed Ahna sii haya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Cadalle Oo Wada Hadalsiinayo Beello Ku Dagaallamayu Degmadaasi Maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shaballaha dhexe ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo lagu wadahadalsiinayo beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay degmadaasi iyo deegaanno ku dhow. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Wax Ka Qabanaya Dhiibtooyinka Ka Jira Xabsiyada Baydhabo Wasaaradda garsoorka iyo cadaaladda ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay iney wax ka qaban doonto dhibaatooyin la sheegay iney ka jiraan xabsiyo ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Shabellaha Dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay Tuulada Sabuun oo kamid ah Tuulooyinka hoostaga degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahanno ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ka Dooday Qaraarro Ku Saabsan Abaaraha, Doorashada Guddoonka Golaha Iyo Arrimo Kale Golaha shacabka kulankiisa maanta waxaa ajendihiisa ka mid ahaa qaraar ku saabsan doorashada guddoonka golaha shacabka, doorashada madaxweynaha iyo magacaabista ra’isul wasaaraha, waxaa kaloo ka mid ahaa qaraarka abaaraha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Ka Tirsan Guurtida Oo Go’aan Ka Gaaraya Muddo Kordhinta Madaxweynaha Somaliland. Golaha guurtida Somaliland ayaa iska saaray illaa 21 xubnood kuwaas oo go’aan ka gaaraya inta muddo ee loogu darayo ama xilka uu sii heyn doono madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 69 Qof Oo Shuban Biyood Ugu Dhimatay Aw-diinle illaa lixdan iyo sagaal(69) qof ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay degmada Aw-diinle oo ka tirsan gobolka Bay, waxaa kaloo la sheegayaa ilaa kontan(50) qof oo kale Isbitaallada la dhigay.…