9 Ra’isul Wasaare Kadib, Liiska Iyo Tirada Wasaarado Ay Tahay In Aanuu Magacaabin Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre Sheeko:Dalka 16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa… 6 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ra’isul wasaaraha La Magaacabay Xasan Kheyre Ra’isul wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Divid Concar oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya. Kheyre waxaa uu sheegay in safiirka uu kala hadlay xiriirka diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Boqortooyada Sacuudiga Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyad waxaana Airportiga Boqor Khaalid ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad Amiir Faysal Bin Bandar Bin Cabdi…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’isul Wasaarihii Twitter-ka Soomaliya waa ay ku cusbeed in Ra’isul Wasaare la magacaabay laga ogaado baraha bulshadda, taasi waxa ay dhacday saakay markii madaxweyene Maxamed Abdullahi Farmaajo barahiisa Facboogga iyo Twitter-ka uu u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Cali Kheyre Madaxweynaha federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka ra’isul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Kheyre, waa Soomaali heysta dhalashada dalka Norway, waxaa uu u dhashay Hawiye, Murusade, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 Qof Oo Ku Geeriyootay Abaaro Ka Jira Mudug Iyo Galgaduud Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa in ay ka dhasheen abaaro ba’an oo ka jira deegaanno ka tirsan Mudug iyo Galgaduud. Shire Xirsi Maxamud, wasiirka gargaarka maamulka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Kismaayo Oo Laga Daah-furay Magaalada Xeebta Ah In ka badan kun(1000) buug ayaa maanta lagu soo bandhigay carwada buugaagta ah ee Kismaayo taas oo magaalada xeebta ah ka socon doona muddo labo maalin ah. Furitaan-ka Bookfair-ka waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Waa In Uu Ra’isul Wasaarahan Magacaabo Arabaca 22-ka Februay, waa maalinta caleemo saar-ka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabduulahi Farmaajo, arrinta la wada sugaayo middaasi ma aha, waa ku dhawaaqista ra’isul wasaaraha federaalka ah ee Soomaaliya, qofka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Yeelatay 52 Wasiir, 3 Keliya Ayaa Haween Ah Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw ku dhaaqay golihiisa wasiirada, golaha ayaa ka kooban ilaa 52 wasiir oo isugu jira 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru dowle. Liiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Golaha Ammaanka Iyo Monitoring Group Oo Hadlay Hubka Iyo Saldhigyada Militari Dalka Kazakhstan ayaa guddoomisay shir ay guddi ka tirsan golaha ammaanka ee qaramada midoobay uga hadleen hubka, saldhigga militari ee imaaraadka iyo dhammaan arrimaha Soomaaliya iyo Eritrea. Kazakhstan oo ka…