Mahad Cabdalla Cawad Oo Mar Kale Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Sheeko:Dalka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Guddoomiye Ku-xigeennada Golaha Shacabka Oo Wareegga 3aad La Aadey Waxaa hadda lagu dhaqaaqey natiijada rasmiga ah ee wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada golaha shacabka. Guddoomiye ku-xgeenka koowaad waxaa isku soo haray labo murashax oo kala ah: Xildhibaan Faarax…
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Xeerka: 4 Murashax Oo U Gudbi Doonta Wareegga 2aad, Haddii Aan Tanaasul Dhicin Waxaa socda tirinta codadka wareegga 1aad ee doorashada guddoomiyaha 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka, Wareegga 2aad, waxaa u gudbaya 4 murashax ee hela codadka ugu badan waa haddii aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Iyo 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceysa Waxaa saaka tartan adag loo galayaa guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa waddooyinka laga xirey ardeyda…
6 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Sooyaalka Guddoomiyeyaashii Golaha Shacabka Ee Soomaaliya(1954-2017) Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa uu guddoomiye u doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waa markii 2aad ee jawaari la doorto, waana markii 16-aad ee Soomaalida ay doortaan guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Maamulka Iyo Guddiga Abaaraha Oo Ka Hadlaya Heerka Abaaraha Iyadoo ay sii adkaanayso xaalada abareed ee ka jira gobolka Sool ayaa gudiga abaaraha Iyo Badha-saabka gobolka Sool Cabdi khayre Dirir ayaa baaq-qaylo dhaan ah u diray maamulka Somaliland inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajir Reer Muqdisho Ah Oo Canada Ka Noqonaya Wasiirka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ra’isul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa in uu u magacaabo Axmed Xuseen oo ah muhaajir ka soo jeeda Muqdisho wasiirka socdaalka iyo jinsiyadaha. Axmed ayaa lagu soo daray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Cadaado: Senator Abshir Bukhaari Oo Iskuul U Furay Barakacayaal Waxbarasho La’aan Ah Senator Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) ayaa maanta barakacayaal ku sugan galbeedka Cadaado u furey Iskuul ay caruurta wax ku bartaan. In ka badan 200 oo ardey ayaa loo diwaangeliyay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Taliska Booliiska Mudug Oo Xilka Kala Wareegey Col. Cismaan Xasan Afdalow ayaa maanta xilka taliska gobolka Mudug ee Punlnad kala wareegey Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame oo xilkaasi in muddo ah hayey. Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa ka hadlay labada…