1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo $100 Million Kenya Ku Siiyay La Dagaalanka Argigixisada Jariidadda afka dheer ee ka soo baxda dalka Kenya ee Daily Naition ayaa goordhaw daabacday in dalka Mareykanka uu ilaa $100 million siiyay dalkaasi. Lacagtan ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Isbitaallo Ka Hirgeliyay Meelo Badan Oo Afrika Ah Sida ay sheegeyso wakaaladda TIKA, dalka Turkiga ayaa xarumo caafimaad ka furay meelo badan oo wadamada Afrika ah, Wadamadaas ayaa waxaa ka mid ah: Soomaaliya, Suudaan iyo dalka Libyan halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga. Janaraal James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 31 Xildhibaan Oo 8 Haween Yihiin Oo Lagu Doortay Hirshabeelle Doorashada aqalka hoose waxaa ay maanta ka dhcay Jowhar oo magaalo madax u ah maamulka Hirshabeelle, 5 Xildhibaan oo ay ku jiraan Cabdulahi Godax iyo Mina Xaaji Shib ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Garoowe Oo Ka Cabanaya Cashuuro Dowladda Hoose Ku Soo Rogtay Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyay canshuur dheeraad ah oo uu ku soo rogay maamulka magaaladaasi. Ganacsatada oo la hadashay Goobjoog News waxay sheegeen in…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Abaaraha Soomaaliya Ka Jira Oo Sababay Dhimasho Dad Iyo Duunyo Ah, Barakacii Ugu Darnaa Ayaa Socda Dalka waxaa ka jira abaaro ba’an, Gobollada Togdheer iyo Sanaag xoolihii waa ay la’deen halka dadka ay barakacayaan si nafta u badbaadiyaan, gobollada Puntland waxaa harraad iyo gaajo u geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen. Donald Trump…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Fashiliyay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Oo Maanta Lagu Ballan-sanaa? Maanta, waa 30-ka November 2016-ka, shacabka Soomaaliyeed waxaa ay sugayeen in dalka uu yeesho madaxweyne cusub, taasi ma dhacin, lamana hayo xataa maalin kale oo la sheegi karo in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garyaqaanka Guud Iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Oo Sheegay In Ceymiska Uu Hoostago Maaliyadda, Lana Siin Karin Shirkad Private Ah. Garyaqaanka guud ee dowladda Cusmaan Cilmi Guuleed iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa maanta saxaafadda uga waramay ceymiska, iyagoo sheegay in lagu dhisay sharciga 20-aad kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ka Badbaaday Diyaarad La Qaraxday Ciyaartoy Braziliyaan ah Diyaarad ay saarnaayeen ilaa 81 qof oo u badnaa ciyaartoy u dhashay dalkaai Barzil ayaa ku qaraxday maagaalada Medellin ee dalka Colombia. Sida warar ay sheegayaan ilaa 6 qof ayaa…