U bood dhigaalka

Mareykanka Oo $100 Million Kenya Ku Siiyay La Dagaalanka Argigixisada

Diseembar 2, 2016

Jariidadda afka dheer ee ka soo baxda dalka Kenya ee Daily Naition ayaa goordhaw daabacday in dalka Mareykanka uu ilaa $100 million siiyay dalkaasi.

 

Lacagtan ayaa lagu wadaa in Kenya ay ku sii iibsato helicopters, taas oo qeyb ka ah waxa ay Mareykanka ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada.

Goobjoog News