2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin Heysta Qaar Ka Mid Ah Ardeydii Ka soo laabtay Xerayaha Dhadhaab Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Barwaaqo waxa uu ka mid yahay dugsiga qaabilay qaar ka mid ah ardayda dib ugu soo laabtay dalka ee horay ugu noolaa magaalo xeebeedka Kismaayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 7 Faa’ido Oo Laga Helo Socodka Maalin walba inaad socotid muddo 30 daqiiqo ah waxay faaido weyn u tahay caafimaadka socodka waxa uu ka fiicanyahy aalamiitada taas oo oo u baahan inuu qofka uu waqti badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Naftiisa La Badbaadiyay, Una Mahadceliyay Sirdoonka Mareykanka. Murashaxa Republican-ka Donald Trump ayaa loola cararay masraxa qeybtiisa dambe kadib markii loo cabsaday noloshiisa, sirdoonka Mareykanka ayaa tilaabadaas qaaday kadib markii ninkan nafsadiisa loo baqay. Donald Trump waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Telefan Kula Hadlay Amiirka Qatar Sida ay sheegtay wakaallada wararka ee Qatar, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xalay waxaa uu Telefan u diray Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-Thani. Wakaaladda waxaa ay intaa ku dartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland: Liiska Xildhibaannada Ku Guuleystay Baarlamaanka Federaalka Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee qabta doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyay, Ciidamada Puntland ayaa sugaya ammaanka, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:War Veronique Lorenzo Ergeyga cusub ee midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo ayaa waxaa ay warqadaheeda aqoonsiga u gudbisay madaxweyne Xasan sheikh November 3, 2016-kii, haweneydan ayaa badali doonta Michel CervoneDurso. Veronique Lorenzo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 3500 Oo Rayid Ah Ayaa Maalin Walba Ka Baxsado Dagaallada Koofurta Suudaan, Q.M Qaramada Midoobay oo ka digtahy iney sii socdaan holwlaha barakaca ah ee ka socda wadanka Suudaanta koonfureed xilli ay kumanaan ruux ay halkaasi iskaga hayaamayaan iyagoo dadkaasi ay uqaxayaan wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ay Ka Bilaabatay Doorashada Aqalka Hoose Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Puntland waxaa ay sheegayaan in magaalada Garoowe ay maanta ka bilaabatay doorashada aqalka hoose. Doorashada waxaa ay ka dhaceysaa labo Jaamacadood: Jaamacadaha Bariga Afrika iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q. M: Daacish Waxaaa Ay Muusil Ka Geysatay Waxyaabo Ka Baxsan Banii’aadnimada Warbixin ay soo saartay qaramada midoobey ayaa waxaa lagu sheegayaa in ay Daacish ku kacday falal ka baxsan banii’aadnimada, falalkan ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka dhaceen magaalada Muusil…