1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Midowga Yurub Oo Dhaleeceeyay Qaraxii Muqdisho Dalka Turkiga iyo midowga Yurub ayaa cambaareeyay weerarkii talaadadii ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof halka dhaawaca uu kor u dhaafay 40…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ay Soomaali Ku Jiraan Oo Laga Badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga Ciidamada badda Talyaaniga waxaa ay sheegayaan in ay badbaadiyeen ilaa 6500 oo muhaajiriin ah kuwaas oo ku dhex jira badda Mediterranean-ka ee u dhaxeysa Afrika iyo Yurub. Dadkan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan. Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Mareykanka Waxaa uu Aqbalay In Ka Badan Toban Kun Oo Qaxooti Suuriyaan Ah Maamulka Obama waxaa uu sheegayaa in muddo ka yar hal sano ay aqbaleen in ka badan 10 Kun oo qaxooti Suuriyaan ah, dadkaas oo ku dhibaateeyay Asad. Dalka Mareykanka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Dalka Oo Xasan Sheekh Iyo Jawaari Ku Eedeeyay Magacaabista Odoyaal Dhaqameed Ka Baxsan Liiska 135ta Isbaheysiga ururrada dalka ka jira ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay arrimo wiiqi kara doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo murashax madaxweyne kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Japan Oo Lacag Ku Bixineysa Korontada Kenya Dalka Japan ayaa ilaa 1 billion yen ($9.78 million) ku bixisay si loo hormariyo dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, gargaarkan waxaa uu gaari doonaa ilaa Korontada. Dalka Japan waxaa uu raadinayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 10-ka September Kadib: Xasan Sheekh Ma Lahaan Doono Awoodaha Dastuuriga Ah Ee Madaxweynenimo Waxaa magaalada Muqdisho la hadal-hayaa waxa dhacaya marka uu dhamaado xiliga madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku eg September 10, 2016-ka. Goobjoog News ayaa dood dhex-dhigtay axsaabta dalka, siyaasiyiin iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Gabon oo Bilaabatay Dalka Gabon ayaa waxaa ka bilowday doorashadii madaxtinimo dalkaas iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay , ciidanka dalkaas ayaa isku fidiyay dhamaan goobaha sanaadiiqda codbixitu ay taallo waddanka oo dhan.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Japan Kala Hadli Doonta Maalgelin Toos Ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi wasiirro ah uu ku jiro wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta ka qeybgalaya shirka Japan iyo Afrika uga furmaya magaalada Nairobi. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Kalsooni Siiyay Xukuumadda Baarlamaanka Tunis ayaa saacado dambe oo jimcadii ah waxaa codka kalsoonida siiyay xukuumadda ra’isul wasaare Yusuf Shaahid, xilli dalkaas uu ka jiro dhibaatooyin xagga amniga iyo dalxiiska ah. Xukuumadda waxaa…