Imaam iyo Kaaliyahiisa Oo Lagu Dilay Mareykanka Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Newyork lagu dilay Imaam masjid iyo kaaliyahiisa kadib markii weerar lagu qaaday, arrintaas oo ka careysiisay jaaliyadda Muslimiinta ah gaar ahaa dadka ka soo jeeda Bangaldish. Imaam-ka iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram Oo Baahisay video-ga Gabdho Ay Afduubteen Kooxdaha islaamiyiinta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa baahiyay videoga gabdho iskuuley ah oo ay horay u afduubteen. Kooxda ayaa tusay gabdho ilaa 50 gaaraya, iyagoo ka codsaday xukuumadda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Orodyahan Maryan Nuux Muse Oo Niyadda Ka Jabisay Soomaalida Maryan ayaa kaalinta ugu dambeysa ka gashay orodka gabdhaha ee 400 meters, arrintaas oo niyadjab iyo sumcad darro ay ku tilmaameen umadda Soomaaliyeed. Gabadhan ayaa muddo laga waayey shaashadaha Teleshinka …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Muslimad Ah Oo Iscasishay Kadib Markii Ay Khamri Iska Badisay Wasiirka waxbarashada dalka Sweden Aida Hadzialic ayaa iscasishay kadib markii lagu helay in ay khamri iska badisay xilli ay gaari waddey. Gabdhan oo ah wasiirkii ugu yaraa ee abid soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Japan Oo Booqasho Ku Tageysa Djabuti Tomomi Inada oo ah wasiirka gashaadhigga dalka Japan ayaa la sheegayaa in ay booqasho afar maalmood ah ku tageyso doonto dalka xeebta ah Jabuuti. Ujeedada safarka wasiirka ayaa lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fidel Castro Oo 90 Jir Noqday, Shuuciyadda iyo Hanti-Wadaagga wax ka baro Waxaa Maanta 90 sano ay u buuxsantahy aabaha shuuciyadda ee dalka Cuba iyo ninkan ayaa ka badbaaday iskudey badan oo lagu dili lahaa, Maanta waa 90 jir, waxaa uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay rumeysan yihiin in ay duqeyn ku dileen bishii hore hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Xaafiz Saciid Khan. Dalka Mareykanka ayaa duqeynta geystay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofurta Suudaan Oo Istaajisay Xiriirkii ay La Laheyd Qaramada Midoobey Madaxweynaha Koofura Suudaan Salva Kiir ayaa istaajiyay iskaashiga uu la ahaa dalkaasi qaramada midoobey kadib markii golaha amaanka u codeeyay in 4 kun ciidan oo nabad ilaalin ah loo diro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shah Rukh Khan Oo Lagu Xiray Mareykanka Waxaa garoonka diyaaradaha ee Los Angeles International Airport lagu xiray Jilaaga caanka ah ee dalka India Shah Rukh Khan. Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka India ayaa ka bixiyay raaligelin xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Lagu Xukumay Jaziiradda Mauritius Jaziiradda Mauritius, waxaa khamiistii min 5 sano lagu xukumay 12 burcad badeed Soomaali ah kadib ay horay u weerareen markab marayey badweynha Hindiya. Ragga waxaa ay weerar ku qaadeen MSC…