1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Kenyaan Ah Oo Lagu Weeraray Lamu, Kenya Sarkaal ka tirsan booliiska Kenya iyo shaqaale ka tirsan National Youth Service ayaa lagu dhaawacay Lamu kadib weerar ay u geysteen dad looga shakiyay Al-shabaab. Sida uu sheegay Lamu County…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: Haweenka Soomaaliya Waa Kuwa Ugu Dhalmada Badan Adduunka….Carruurta Waa Dhibbane Kale. Hay’adda UNICEF ayaa isniintii Muqdisho ku soo bandhigtay warbixin naxdin leh, warbixintan oo xoogga lagu saaray carruurta iyo haweenka ayaa lagu soo bandhigay arrimo muhiim u ah dadka daneeyay horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Helicopter Ruush Ah Oo Lagu Soo Riday Dalka Suuriya Helicopter laga leeyahay dalka Ruushka ayaa la sheegayaa in lagu soo riday magaalada Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Wasaaradda difaaca Ruushka waxaa ay sheegayaan in Helicopter-ka iyo 3 shaqaale oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Sano Kadib: Casharro Laga Baran Karo Maamul Goboleedka Puntland Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa uu maanta jiraa 18 sano, mudadaas waxaa soo maray 5 madaxweyne, dhammaantood waxaa ay ka sinnaayeen jacaylka ay u qabaan midnimada dalka Soomaaliya. Khilaafyo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Dil, Dhac Iyo Kufsi U Geystay Rayid Ku Dhaqan Mandhera Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay dil, dhac iyo kufsi ka geysteen degmada Lafey oo ka tirsan ee gobolka Mandheera. Reeraha Sheikh Barrow ayaa sheegay in askarta Kenyaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Kiis Oo Argigixiso Lala Xiriirinayo Oo Maxkamadaha Kenya La Horgeeyay Ilaa 80 Kiis oo argagixiso lala xiriirinayo ayaa la horgeeyay maxkamadaha dalka Kenya, sidaa waxaa sheegay agaasimaha waaxda dambi barista Ndegwa Muhoro. Ninkan oo ka hadlayey Isiolo axaddii waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3,000 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Libiya In ka badan 120 Tahriibayaal ah ayaa ku dhintay badda Mediterranean-ka iyagoo doonayey in ay u gudbaan dhanka qaaradda Europe bishan. Duqa magalada Liibiyaanka ah ee Sabratha ayaa waxaa uu sheegayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaraxa CID-da iyo Khasaarihii Ka Dhashay Oo Dhameystiran Khasaaraha labada qarax ee mataanaha ah ee Xarunta CID-da ayaa isa soo taraya, rayid badan iyo dad lagu sheegay in ay ahaayeen raggii weerarka geysteen ayaa goobta ku dhintay. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Shaqada Ka Diray Ra’iisul Wasaaraha Baarlamaanka dalka Tunis ayaa shaqada ka ceriyay ra’iisul wasaaraha dalka Xabiib Cidin. 118 cod ayaa loo helay si ra’isul waaraha shaqada uga tago, waxaa laga doonayey ilaa 109 cod si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Canada Oo Lagu Dhaleeceeyay Dil loo Geystay Wiil Soomaali ah Ilaa 500 oo qof ayaa dibadbax ka sameeyay dalka Canada kadib markii halkaas lagu dilay wiil Soomaali ah. Dadkan oo ka careysnaa dilka ayaa sheegay in arrintan ay salka ku…