1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ogolaatay in Hoos Loo Dhigo Qaxootiga Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ku Guuleysatay in Xisbigeeda Ka Dhaadhiciso in Albaabada Loo Furayo Xadka, Lana Qaabillo Qaxootiga. Chancellor Angela Merkel waxaa ay dooneysa in hoos loo dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada oo Ka Dooday ilaalinta bedqabka dhulka iyo xuduudaha Soomaaliya, Loona qebiyay ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgashiga argagixisada. Kulanka 17aad, Kalfadhiga 7aad ee golaha shacabka waxaa ajendayaashiisa ka mid ahaa akhrinta 3aad sharciga iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga qaranka, waxaa sidoo kale ka mid ahaa akhrinta 1aad mashruuc sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muftiga Sacuudiga oo Booriyay in La Taageero Dalka Turkiga Sheekh Cabdi Casis Ala-Sheekh oo ah Muftiga boqortooyada Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ku booriyay in la taageero dalka Turkiga loolankiisa kala dhaxeeyay dalka Ruushka. Muftiga waxaa uu intaa ku daray…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Fadhaaye “ Socdaalka iyo Geediga Ciidanka Galkacyo isku horfadhiyay” Xildhiaan Fadhaaye oo ka tirsan Xildhibaanada Federaalka oo ku sugan Galkacyo kana qeybgalaya Qado ay Puntland ku sameysay Waqooyiga Galkacyo ayaa sheegay in ay socdaan geediga ciidankii isku kor fadhiyay…
15 daqiiqo Imisaa La Diley : Tirada Dadka La Diley Bisha November 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka San Bernardino, California: Labo Lagu Tuhmayo Dadkii Weerarka Fuliyay oo La Dilay 14 qof ayaa ku dhimatay halka 17 kale lagu dhaawacay kadib markii rasaas lagu furay dad ku sugna axarunta social services centre ee San Bernardino oo ku taalla California. Booliiska Mareykan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Gaalkacyo Heshiis la magacbaxay Heshiiska Galkacyo oo hadda ay wada saxiixeen Madaxweynayaasha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Galmudug Cabdikarim Guleed. Heshiiskan qodobadiisa waxaa ka mid ah in Ciidanka la kala qaado, in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Federaalka ka tirsan oo Muqdisho Ku Geeriyooday Waxaa Maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Saadaq Cabdikarim Maxamed oo sida la sheegay muddo ku xanuunsayey magaalada. Geerida Xildhibaanka waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay xogheynta golaha shacabka, waxaa hadda socda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maalinta AIDS-ka oo Laga Xusay Muqdisho iyo Wasiirka Caafimaadka oo Arrintaas Ka Hadlay Waxaa Maanta Caasimadda Muqdisho laga xusay Maalinta AIDS-ka oo sanad walba dunida laga xuso December 1-deeda, waxaa Munaasabadaas ka qeyb-galay Mas’uuliyiin badan oo Wasaaradda Caafimaadka ay horkaceyso. Waziirka caafimaadka xukuumada…