1 daqiiqo Sheeko:Dalka Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya. Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Keryy oo La Kulmaya Cabbaas iyo Boqorrada Cabdalla iyo Salmaan si Loo Dajiyo Xiisadda Falastiin iyo israa’il Xogeyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa ku sugan Camaan halkaas uu wada hadal kula leeyahay hogaamiyaha Falastiin Maxamud Cabbaas iyo Boqorka Urdun Boqor Cabdalla. Kerry ayaa labada hogaamiye kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixintii xasaasiga ahayd ee kooxda u qaabilsan Qaramada midowbayn daba galka Somaaliya iyo Eratariya Warbixintan oo taabanaysa wasaarado, shakhsiyaad , safiiro, safaarado, xafiisyo, shirkado iyo waliba dalal shisheeye ayaa waxay soo bandhigaysaa xog naxdin leh oo ku saabsan musuq aad ugu baahay xafiisyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macluumaad Laga Helay Email-ka Maamulaha CIA-da oo La Jabsaday Wikileaks ayaa daabacday in la jabsaday cinwaanka iyo Email-ka gaarka ah ee maamulaha CIA-da Mareykanka John Brennan. Hay’adaha nabadsugidda Maraykanka ayaa sheegtay in arinkaas ay tahay dambi iyo ku xadgudub…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Da’ yarta Soomaaliyeed oo War Murtiyeed Ka Soo Saaray Shirka Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada 2016-ka Baarlamanka Da’ yarta Soomaaliyeed (Somali Youth Parliament) ayaa Goobjoog News soo gaarsiiyay war murtiyeed ay ka soo saareen Shirkii Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada 2016-ka ee Talaadaddii lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Asad iyo Puntin oo Ku Kulmay Ruushka Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Kirimilinka, Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa talaadadii booqasho ku tagay dalka Ruushka si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa Ruusha Vladmir Putin. Labada nin…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 4 Shirkad Mobile oo Dhawaan Albaabada La Iskugu Dhufan doono. Shirkadan Mobillada ka gacsada waxaa ay laga deyrinayaa khasaaraha ay sanad walba galaan, waxaa kaloo tartan adag kula jira shirkadaha Tecknolojiyadda ee kale. Shirkadda Koobaad: Lenovo, Waa shirkada Telefoono gacanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaanka Masar : Ma Fashil Siyaasadeedbaa mise Kacdoon Amusan? Isbarbardhigga doorashooyinka Masar doorashadii kacdoonka kadib iyo cagajiidka ka muuqda dadweynaha afgambiga kadib , waxaad ogaanaysaa farqiga u dhexeeya xornimada iyo xoriyad-darada. Guud ahaan doorashada Baarlamaanka Masar ayaa dadkii usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Sugidda Cuntada, u adkeysiga Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida oo Maanta Furmay Shirkan Sugidda Cuntada, ku adkeysi Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona labo maalin waxaa soo abaabulay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Laga Filan Karo Shirka Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashad Sanadka 2016-ka oo La Shaaciyay Shirka waxaa la soo bandhigay Madasha Watashiga Qaran oo ka koobnaan doonta Laamaha fulinta, Sharci dajinta ee dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Bulshada Rayidka ah, arintii ay xallin waayaan waxaa…