1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Dagaal Beeleed Ka Socdo Bartamaha Beledweyn Waxaa xilliga dagaal ka soconayaa bartamaha Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan Dagaalka oo daqiiqado ka hor bilowday waxaa la sheegayaa in ku saleysan yahay arimo Maamulka degmada la xiriira.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Doorashooyinka Heer Qaran oo Looga Hadli Doono Afar Nooc oo Doorasho Midkood in La Qaato”Wareysi gaar ah Shirka madasha wadatashiga doorashooyinka heer qaran ayaa la filayaa in Isniinta uu ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Yaxye Cali Ibraahim oo ah xogheyaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaanka Masar oo Ka Bilaabatay Gadaha Dalkaas Doorashada Baarlamaanka dalka Masar ayaa marxaladeeda koobaad waxaa ay maanta ka bilaabatay dalka Masar, doorashada waxaa ka qeyb galaya axsaab kala duwan halka Xisbiga Nuur uu Matalayo Islaamiyiinta Masar. Xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sidee u Heli Kartaa Mobile Guriga Kaaga Lumey Isagoo Silent ama Aamusan. Waxaa jiro dad badan oo jecel in Mobilkooda saaran Silent ama aamusnaan, kooxdan ma jecla qeylada soo dhicista Mobilka, lakin dhib kale ayey qabaan, inta badan waxaa ka lumo Mobilka,…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Lagu Mideynayo Maamullada Khaatumo iyo Maakhir oo Ka Dhacay Muqdisho Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Jamac ayaa Goobjoog News uga waramay shir maanta Muqdisho ka dhacay oo looga hadlay Maamul u sameynta Sool, Sanaag iyo Degmada Buuhoodle. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Cabdi Ciise Diirshe“In aan ka faa’ideysanno Kheyraadka Dalkeena ayaan Qorshe Qaran U Sameyn Doona” Sawirro Xogheyaha Wasaaradda Qorsheynta Dr. Cabdi Ciise Diirshe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay shirka qorshaha Qaran ee maanta lagu daah furay xarunta Muqdisho. Diirhse ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dugsiyaddii Ku Guuleystay Kedis-ka Goobjoog oo La Abaalmariyay Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu qabtay xaflad lagu abaal marinayay 3da dugsi ee kusoo baxay tartanka kadis ee idacada goobjoog ay qabtay taratankasi oo ay taba galisay jamacada city Tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Qiratay in Arday Badan Ku Biireen Al-shabaab Madaxa Militariga Kenya Samson Mwathethe ayaa waxaa uu ka digay Ardeyda ku biiraya Xarakada Al-shabaab. “ Dhamaanteen, gaar ahaan waalidiinta, waa in aan hubbinaa in aan la shaqeyno maamulka Iskuulada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay. Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor ayaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muslimiinta Caalamka oo u Dabaaldegaya Sanadka Cusub ee Islaamka 1437 Maanta waa sanadka cusub 1437 ee Sanadaha Islaamka, Sanadaha Islaamka waxaa ay leeyihiin Taariikh soo jireen ah oo mudan in lagu faano, loogana sheekeeyo yar iyo weyn. Shaki kuma jiro…