1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Masar oo Khubaro u soo diraya Soomaaliya si ay u Baaraan Diyaaradda Dhacday Madaxa Diyaaradaha Shacabka ama Rakaabka Madaniga ee dalka Masar Maxamud Zinati ayaa sheegay in dhamaan dadkii saarnaa diyaaradda ay bad qabaan. Zinati ayaa u sheegay Jariidada Youn 7 ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kocdoonka Falastiin: 3 Isra’ili ah oo Goordhaw La Dilay Weerar lagu qaaday Bas ayaa lagu dilay 2 Isra’iliyiin ah halka lagu dhaacaway 20 kale, weerarka ayaa ka dhacay Magaalada barakeysan ee Qudus. Dhacdo kale, 5 Israa’iliyiin ah ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed : Hawada Soomaaliya waxaa ka soo Xarootay Nus Billion, Lacagtaas Umadda Soomaaliyeed Wax Looga Soo Celiyay Ma Jiraan” Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ah guddoomiya guddiga Howlaha guud ee Baaralamaanka(Tamarta, garoomada, Dekadaha iyo Gadiidka) ayaa wareysi gaar ah uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in aanay jirin dad…
1 daqiiqo Sheeko:War WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015 Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Sooyaalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo Loo Dabbaaldagayo Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyn, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ninkii Dilay Usama Bin Ladin oo Loo Hanjabay Taageerayaasha Daacish ee Ingiriiska ayaa Internet-ka ku daabacay Magaca, Cinwaanka iyo Macluumaad ku saabsan ninka sheegtay in uu dilay hogaamiyihii Alqa’ida Usama Bin Ladin, isagoo dadka ku dhiirigaliyay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid uu La Socday Hogaamiyaha Daacish oo La Weeraray Dowladda Ciraaq ayaa goor shaacisay in ay weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday hogaamiyaha Daacsih Abuubakar Al-Baqdaadi. Warka waxaa uu intaa ku darayaan in weerarka uu ka dhacay Xadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Mooshinka“ Xildhibaanada waxaa ay Lumiyeen Kalsoonidii ay u Hayeen Guddoomiyaha mar haddii uu ku sifoobay Musuq” Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa War-Saxaafadeed ay soo gaarsiiyay Goobjoog News waxaa ay ku cambaareeyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, kuna tilmaamay in uu Musuq iyo Xagar-daamo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Mooshinka Madaxweynaha Waxaa Ku Xisaabtamaya Xukuumadda iyo guddiyada ku shaqada leh. Xildhibaanada Mooshinka oo Labo Garab u Kala Jabay iyo Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, isagoo sheegay in ujeedkiisu yahay in wixii fadhiga…