1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta oo Ballan Qaadey in Wariyayaasha xiran Helli doonaan xuquuqdooda dastuuriga ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta ku soo noqday Muqdisho ayaa ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV. Maareeye ayaa sheegay in…
9 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bisha September, 2015 Waa markale iyo qormadeenii billaha ahayd ee aan ku tirakoobeyney dadka sida sharci darada ah loogu dilay gudaha Soomaaliya, waxaanan qoraalkani kusoo bandhigeynaa inta soo gaartay Goobjoog News. Waxaa jira jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA iyo Aqoonyahanno Ku Taliyay Nidaamka 4.5 Ee Doorashada 2016-ka Maxamud Maxamed Culusow oo wareysi gaar ah maanta siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Nidaamka 4.5 uu yahay habka ugu haboon doorashada 2016-ka. Culusow ayaa intaa ku daray in qodobkan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo Ballan Qaadey in Qaxootiga Suuriya Celin Doono Haddii Madaxweyne Loo Doorto Ganacsade Donald Trump ayaa sheegay in Qaxootiga Suuriya ee ku sugan Mareykanka uu dib ugu celin doono dalkooda haddii isaga Madaxweyne loo doorto. Ninka billionaire-ka ah waxaa uu u tartamayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiin oo Loo Ogolaaday in Korjooge ka Noqoto Shirarka Qaramada Midoobey iyo Cabaas oo Ka Baxay Heshiisyadii Isra’il. Dowladda aan aqoonsiga heysan ee Falastiin ayaa loo ogolaaday in Korjooge ka noqoto shirarka Qaramada Midoobey. Calanka Falastiin ayaa markii ugu horeysay laga taagay dhismaha Qaramada Midoobey, meel ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiir Nawaaf Bin Cabdi Casis oo Geeriyooday Nawaaf Bin Cabdi Casis oo ahaa La taliyaha Boqorka Sacuudiga ayaa Talaadadii geeriyooday sidaa waxaa sheegtay dowladda Sacuudiga. Amiir Nawaaf, waxaa uu horay u soo noqday Wasiirka arimaha gudaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Nigeria Oo Isku Magacaabaya Wasiirka Petrolka Dalkaasi Madaxweynaha Nageria ayaa Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Talaadadii in uu qaban doono Wasaaradda Petroolka dalkiisa. Maxamed Bukhaari ayaa sababta ku sheegay in aanay jirin cid kale uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Madaxweynaha Shiinaha oo Facebook Sameystay Xilli Dalkiisa uu Ka Mamnuucay Madaxweynaha Shiinaha Xi jinping oo haatan ku sugan shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa ee Newyork ayaa ku dhaaqaqay arin dadkiisa la yaab ku noqotay. Madaxweynaha ayaa sameyntay Bog Facebook ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Dalka Imaaraadka Uga Mahadcelisay Dhaawacyada Dalkooda Lagu Daaweynayo War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu amaanay dadaalka iyo waxqabadka dalka Imaaraadka ka wado dalka Soomaaliya iyo qaadista dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isniintii 21 bisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Soomaali ah”Safiya” oo Loogu Magacdaray Howlgalka Miwoga Yurub ee Ka Hortagga Tahriibka Midowga Yurub ayaa howl-galkiisa ka dhanka ah Tahriibka Sharci darada ah ee badda Mediterranean ugu magac daray Safiya taas oo ah gabar yar oo laga badbaadiyay Xeebta Liibiya bishii hore, Wakiilada…