5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha 70-aad Ee Golaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Furmay iyo Ajendayaasha Looga Hadlayo Kulamada Kalfadhigan 70naad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa waxaa ay furmeen September 15, 2015 iyadoo ay horay u kulmeen guddiyo kala duwan iyo shirar badan sida Shir Madaxeedkii lagu ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:War Abuukaate Cali Xalane oo sheegay Maxkamadda Sare u Dhiganto Maxkamadda Dastuuriga ah, Mooshinkana uu Dastuuri yahay Waxaa xildhibaanada baarlamaanka ay ku kala qeybsanyihiin aragtida ah in Mooshinka madaxweynaha laga gudbiyay iyadoo Xildhibaanada Mooshinka keenay ay diideen dhex dhexaadinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari. Hadaba Maxaa sharci ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Boqorre “Shaqo Badan oo Guddiga Garsoorka Qaban Lahaa, Waxaa Cuuryaamiyay Is Qab-Qabsiga Madaxda Dowladda” Xilli Nabadda iyo Cadaaladda ay tahay qodobka 16-naad ee Global Goal-ka 2030-ka ayey Soomaaliya ku jirtaa Wadamada ku liita Nabadda iyo Cadaaladda. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo Wareysi gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Maskhout oo Caan Ku ahaa Dadka Sharci Darro Lagu Galiyo Talyaaniga oo Lagu Dilay Libya Ninka lagu magacaabo Al-Maskhout oo ka tirsanaa hogaamiyaasha Tahriibka sharci darida ah ka sameeya Badda Mediterranea-ka ayaa jimcihii isaga 8 kale lagu dilay Magaalada Tripoli ee caasimadda Libya. Ninkan ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa kala Heysta Gudoomiye Jawaari Iyo Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh?!! Hadalkii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ee Jimcihii September 25, 2015-ka kuna saabsanaa in Mooshinka lasoo afjaray waxaa uu dab cusub ku shiday Mooshinka, waxa uu kiciyay Xildhibaanadii…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay Inaysan Ka Laabaneyn Go’aankooda Goobjoog News waxaa ay halkas idiinku soo gudbineysaa qoraalka War Saxaafadeedka Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha oo u jawaabayey Guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari. War Saxaafadeedka qodobadiisa waa sida: Xildhibaanada mooshinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xajka: Dhimasha Xujeyda ee Dhagaxtuurka oo Sii Kordheysa Dhimashada Xujeyda ayaa kor u dhaaftay 717 qof halka dhaawaca uu ka badan yahay 800 oo qof sida ay ku waramayaan Wasaaradda arimaha gudaha dalka Sacuudiga. Dhibaatada ayaa ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka, Ra’isul Wasaare Cumar iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Diraya Hambalyada Ciidda. Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyada Ciidda u direy guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dad Badan Ku Dhinteen oo Ka Socda Gobolka Sool Dagaal Beeleedyo ayaa mar kale ka bilowday gobolada Waqooyi ee dalka gaar ahaan gobolka Sool halkaas oo saaka ay labo beelood dad badan isaga dileen. In ka badan 10 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Masar Sisi oo Cafiyay Saxafiyiintii Al-jazeera Madaxweynaha Masar Cabdifitax Al-sisi ayaa cafis u fidiyay Saxafiyiinta Aljazeera ee Maxamed Fahmi iyo Bahir Maxamed Cafiska waxaa sidoo kale ku jiraa ilaa 98 Masbuux kale oo u xirnaa arimo…