2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ujeedooyinka Shirka Wada Tashiga Qaran ee Muqdisho iyo Dhismaha Golaha Wada tashiga Waxaa Maanta Caasimadda Muqdisho ka furmay shir wada tashi kaas oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan Maamullada dalka iyo Beesha Caalamka Shirkan oo ay ku kulmayeen dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wiilka Xaakimka Dubai oo Wadnaha Istaagay Maamulka Dubai ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sheekh Raashid Bin Maxamed Bin Rashid Ala-Maktuum oo ahaa wiil uu dhalay Xaakimka Dubai iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Imaaraadka Imaarada Dubai ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal C/laahi Gaafoow oo Ka Digay Tahriibka iyo Kooxaha Loo Yaqaano Ma Gefayaasha Taliyaha hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal C/laahi Gaafoow oo u waramayey warbaahinta Dowladda ayaa uga digay waalidiinta caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha, isagoo intaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada ayaa Kulankoodii Joogtada ahaa uga Hadlay Siyaasada Naafada Qaranka iyo arimo kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi: Ciidanka Burkina Faso oo Madaxweynaha Casilay, Xukuumaddana kala Diray Lieutenant-Colonel Mamadou Bamba oo ka hadalay Telefishinka ayaa sheegay in ay soo afjareen Walaac badan iyo nidaam Kaligii Taliye ah iyagoo sameeyay golaha Dimoqoraadiyadda dalka. Ciidanka ayaa sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Feyras-ka WhatsApp oo Malaayiin Macaamiisha ah Saameyn doona. Haddii aad ka mid ah dadka isticmaala WhatsApp, waxaa ku soo food-saari doonta arin la yaab leh, waa dhici doonta in weerar lagu soo qaado Faylasha iyo Datada kuugu jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Magdhaw Ka Biixiyay Dadkii Ku Dhintay Wiishka Dalka Sacuudiga ayaa Magdhaw ka bixinaya dadkii ku dhintay Wiishka Xaramka halka guddiga loo saaray in ay baaraan dhacdadaas ay meesha ka saartay in uu jiro dil ula kac ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaluumeysiga Sharci Darrada oo Dib U soo Celinaya Burcad Badeedda. Kallumeysiga sharci darrada ah ee domaha shisheeye ku hayaan dalka Soomaaliya waxaa khatar ku hayaan dhaqaalaha dalka Soomaaliya, waxaa kaloo ay soo celin karaan dhibaatadii Burcad Badeedka dalkan ku yaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Mexico ayaa dhaleeceeyay Dalxiisayaal Dalkiisa ah oo Lagu Laayey Masar Enrique Peña Nieto, Madaxweynaha dalka Mexico ayaa dhaleeceeyay dil loo geystay Dalxiisayaal dalkiisa kasoo jeeda oo lagu dilay dalka Masar. Diyaaradaha Dagaalka Masar ayaa xadka Masar iyo Falastiin duqeyn ugu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska oo Lubnaan Ku Sugan Si Dhibaatada Qaxootiga Suuriya Wax Looga Qabto Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa soo gaaray dalka Libnaan si uu kulan ula qaato dhigiisa dalkaasi Tamaam Salaam. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadli doona dhibaatada dadka Qaxootiga ah…