1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hoggaamiye Ka Tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Hoggaamiye sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, laguna magacaabo Aaden Raabbi Cabdullaahi ayaa isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo 45 km u jira magaalada Beladweyne.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab DEG DEG: Howlgal Ka Dhacay Jubbada Hoose oo Xubno Shabaab Ka Tirsan Nolosha Lagu Qabtay Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka oo ka kaashanaya Ciidanka Jubbaland ay ka fuliyeen Badhaadhe Howlgal qorsheysan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeneey iyo Afar Carruur ah oo Ku Dhintay Shil Gaari oo Ka Dhacay Kenya. Wararka ka imaanaya Ismaamulka Nakuru ee dalka Kenya ayaa sheegay in haweeney iyo afar carruur ahi ay ku dhintay deegaanka Mbaruk Taliyaha booliska ee ismaamulka Gilgil Jamleck Ngaruiya ayaana xaqiijiyay
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY OCHA oo Ku Dhawaaqday in Ku Dhawaad 150,000 oo Qof ay Ku Barakaceen Dagaal Beeleedyada Soomaaliya Ku dhawaad 150,000 oo qof ayaa ku barakacay qeybo kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan dagaallo beeleedyo tan iyo bishii Jannaayo, sida ay sheegtay xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay OCHA.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Cabanayaan Wadayaasha Mooto Bajaajka oo Muqdisho Iskusoobaxa Ka Dhigaya?. Waxaa maanta magaalada muqdisho gaar ahaan wadada Makka Al-mukarama dibedbax ka dhigey qaar kamida wadayaasha gaadiidka loo yaqaanno bajaajta, todobaadkii horena sidaas oo kale ayay bannaanbax cabasho ah.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Goobaha Dhaqan Celinta Muqdisho Qaarkood oo Isku Badelay Xabsi Dad Lagu Jirdilo. Walaahowga nolol xumada iyo halisaha baaxadda ee uu maandooriyuhu horseedi ayaa keenay xanuunno dhanka dhimirka ah iyo xaalado nafsaani ah ay dhibane u noqdaan kumanaan Soomaali ah oo dhallinyaro iyo waayeelba isugu jira.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Gobolka Mudug oo Gacanta Ku Dhigey Eedaysane La Sheegay Inuu Lacag la baxsanayay Ciidanka Booliska dowlad goboleedka gaar ahaan taliska Gobolka mudug oo kaashanaya hay’adaha kale ee nabad-gelyada ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Yusuf cabdi xasan oo la sheegay inuu Lacag ka soo dhacay xaafad kamida.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo Maxkamadaynaysa Hoggaamiye Diimeed Taageerayaashiisa Ku Amray Inay Gaajo Isku Dilaan. Hoggaamiyaha koox diimeedka loo yaqaanno ururka gaajada ee dalka Kenya ayaa la soo taagay maxkamad si loogu qaado gal-dacwadeed ku saabsan dhimashada in ka badan 400 oo xertiisa ah, kuwaas oo ku geeriyooday mid ka mid ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magaalada Kigali Kulan Gaar ah La Yeeshay Dhiggiisa Rwanda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ra’iisul wasaare Xamse oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay Dhallinyaro si Firfircoon Uga Qeyb-qaatay Gurmadkii Dhaawacyada Qarixii Liido. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii xeebta liido.