1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Daladda Bariga Afrika? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, Mudane Joseph Ntakirutimana.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Barbaarinta Wanaagsan Waa Badqabka Bulshada Kolkaad maqasho barbaarin waxaa durbadiiba maankaaga ku soo dhacaya in loola jeedo kaalin waalidka oo keliyihi u igmanyihiin oo aan cid kale la wadaagin, balse sidaa way ka duwantahay oo waa masuuliyad wadareed dadweynaha oo dhan.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA AKhriso: Qodobada Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Maxamed Isaaq Mursal oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday maxamed Isaaq Mursal oo ahaa wariye rugcaddaa ah oo muddo dheer ku soo dhex jirey, islamarkaana xilal kala duwan.
2 daqiiqo Sheeko:MIDOWGA YURUB Midowga Yurub oo Go’aan Kasoo Saari Doona Soomaalida Dalalkooda Kusii Qulquleysa Guddiga sare Midowga Yurub ayaa go’aan ka gaari doonna dal ku galka la siiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed, guddig ayaa soo jeediyay tallaabooyin dhowr ah oo lagu xadidayo dadka imaanaya dalkaasi ee wata Passporka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Muxuu Ra’iisulwasaraha Maamulka Isael Kala Kulmay Safarkiisii Waashinton? Ra’iisul wasaaraha maamulka Israa’iil oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ataa la kulmay bannaanbax aanu filayn oo looga soo horjeedo dagaalka marinka Qasa xilli uu ku sii jeeday aqalka Congress-ka oo uu doonayay.
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Gaar ah La Qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Bariga Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo guddoomiye kuxigeenka labaad.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Ka Socday Magaalada Dooxa Waxaa guul ku soo gabagaboobay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed 2024, kaas oo uu halkudhigiisu ahaa “Jiheynta Awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Darajada Koowaadee Ciidanka oo Maanta Dhageystay Kiiskii Ugu Yaabka Badnaa Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa u fariisatay dhageysiga mid kamida gal dacwadeedyadii ugu yaabka badnaa ee ku saabsan xubnaha ka tirsan kooxda Alshabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Xabsiga Dhigay Nin Lagu Eedeeyay Fal Ka Baxsan Dhaqanka Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan gaar ahaan Saldhigga Booliska Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa soo xiray eedeysane Axmed Suudi Macoow Deeyow 30 jir ah, kaas oo ku eedeysan in uu ku kacay falal anshax xumo ah,