2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Gaaray Difaacyada Magaalooyinka Baxdo iyo Wisil Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka General Cabdullaahi Aadan Xuseen,Taliyaha Cusub ee Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cabdi Salaad Cali iyo Taliyihii hore ee Qeybta 21-aad Generaal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 53 Ruux oo Muslimiin Mayanmar ah oo Ku Waxyeeloobay Shil Doon iyo Dhimasho Ka Dhacday Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Myanmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la degtay dooni yar oo ay la socdeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laamaha Ammaanka Muqdisho oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Dilay Ganacsade Taliska Qeybta Guud Booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Saldhigga Booliiska degmada Hodan ayaa gacanta kusoo dhigay shaqsi la sheegay inuu dil u geystay nin ka tirsana ganacsaatada magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhagax-dhigay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Haweenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa hore ugu shaqaynaysay dhismaha Wasaaradda Warfaafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wasiirrada oo looga Hadlay Amniga, la gu na Ansixiyay Hindise-Sharciyeed Muhiim ah Golaha ayaa warbixinta amniga guud ee dalka iyo wajiga labaad ee howlgalka ka dhageystay wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Galgaduud Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Gobolka Galgaduud, gaar ahaa Magaalada Baxdo, isaga oo la oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xarriga Ka Jaray Laanta Bankiga Dhexe ee Galmudug Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi ayaa si wadajir ah u xarigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Kenya oo Gaaray Heshiis Iskaashi ah oo la Xiriira Duulista iyo Hawada Wasiirka Duulista, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta heshiis la xiriira Hawada iyo Duulista kula saxiixatay magaalada Nairobi, dhiggeeda dalka Kenya Kipchumba Murkomen. Heshiiskan ayaa bud dhig u noqonaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Cadaaladda iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Dhuusamareeb Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim qeybna uu ka yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Gaaray…