2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Kenya oo Beeniyay Inuu Ku Lug Leeyahay Dibadbaxyada Kenya Wadanka Kenya waxaa wali ka socda dibadxyo rabshado wata, kuwaas oo geystay khasaare kale duwan, waxaa jira in la geystay dhac iyo boob, xilli saacadihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan (Jubba) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Geeriyooday iyo Guddoonka oo Ka Tacsiyeeyay Allah unaxariistee waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Jubba) oo ka tirsanaa golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka. Xildhibaanka ayaa maalmihii dambe ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo Bulshada Baydhabo Kusoo Rogay Amarro Shirka gollaha wasiirada dowladda Koonfur Galbeed oo uu gudoomiyey Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa laga soo Saaray go’aano ku saabsan Al-shabaab iyo inaan lala mcaamili…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee dalka iyo Dib-u-habeynta Hannaanka iyo Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Ka Warbixiyay Howlgal Laga Fuliyay Gobolka Galgaduud Ciidanka xoogga dalka ayaa saakay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe. Hawlgalka ay ciidanku sameeyeen ayaa waxaa ayey ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaalida Ku Nool Nairobi oo Walaac Ka Muujisay Mudahaardyada ay Mucaaradku Dhigayaan Somaalida ku nool Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada ka dhacaya dalka kenya, xilli mudaaharadyadii todobaadkii hore ka dhacay Nairobi ay qaar ka mid ah dadkii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeymo Khasaare Dhaliyay oo Diyaaraha Kenya Ka Geysteen Ceelcadde Wararka naga soo gaaray gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheega in diyaarado ay leedahay dowladda Kenya ay duqeymo khasaare dhaliyay ay ka geysteen deegaanka Ceel Cadde, waxaana kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Hey’adda Lacagta Adduunka Ee IMF Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Biixi Iimaan Cige ayaa manta kulan is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo kooxda qaabilsan hannaanka deyn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hooyo U Dhalatay Hindiya oo Nafteeda Goysay Si Ilmaheeda Magdhow u Helaan Hooyo ku nool dalka Hindiya [India] ayaa isku dishay iyadoo ku hor boodaya Gaari bas ah, si qoyskeeda ay u helaan kaalmo dawladeed dhimashadeeda awgeed, oo wiilkeedana looga bixiyo lacagta…