1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadalayay Dardargelinta Howlgallada Jubbooyinka oo Ka Dhacay Kismaayo Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada ka socda deegaanada Jubbaland, kaas oo ay iska kaashanayaan ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan Maamuus ah u Sameeyay Madaxdii Shirka Wadatashiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee shalay ku soo gaba-gaboobay Muqdisho. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga ee dhaxeeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda, Madaxdii hore iyo siyaasiyaanta saamileyda ah. Kulanka oo socday muddo laba maalmood ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergayga Arrimaha Somaliland oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim xussein Guuleed ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada oo Muqdisho Ka Qabsoomay? Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo loo magacaabay Mudane, Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Madaxda Qaranka iyo Siyaasiyiinta oo Galay Maalintii Labaad Shirka Wadatashiga Madaxda Qaranka, Madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho, shirkaan ayaa waxaa furay maalinimadii shalay madaxweynaha Jamhuuriyadda. Shirka ayaa sidoo kae waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Ra’iislwasaareyaal hore Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Mudane Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo La Kulmay Mas’uuliyiin ka Tirsan Hay’adda Concern Worldwide Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ay wehliyaan Lataliya-sare iyo Agaasimaha Waaxda Maareynta Khataraha Musiibooyinka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uuliyiin ka soctay Hay’adda caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda oo Howlgal Ka Fuliyay Xadka Labada Shabeelle Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka ka fuliyey xududa ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka, gaar ahaan tuulooyinka Sabyo, Buula-madiina iyo Beerta Shire-jiis oo dhaca xadka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirrada Maaliyadda iyo Shaqaalaha oo Maanta Xilkooda Lagu Wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda iyo wasiirkii lagu badalay, kadib iskushaandheyn dhowaan lagu sameeyay…