1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Muxuu Salka Ku Hayaa Heshiiska Badda ee Dowladaha Shiinaha iyo Filibiin ay Kala Sixiixdeen? Dowlaha Shiinaha iyo Filibiin ayaa kala saxiixday heshiis lagu qaboojinayo xiisadda ka taagan badda koonfurta Shiinaha, sida ay sheegtay dowladda Filibiin, xiisadaan ayaa keentay walwal laga qabo isku socodka ganacsiga aafaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Wasiirka Maaliyadda oo Maanta Hortagay Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo Su’aalo Lagu Weydiiyay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare, ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige iyo ku xegeenkiisa.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Howlgal Lagu Dilay Xubno Al-shabaab ah Ka Fuliyay Koonfur Galbeed Ciidanka xoogga dalka iyo Darwiishta Koonfur-Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo hoostaga degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Gaari ay Saarnaayeen Xubno Ka Tirsan Shabaab oo Qarax La Kacay Xubno ka tirsan ururka Shabaab oo sitay gaari nooca lagu magacaabo Succeed ayuu goor dhow qarax kula kacay deegaan lagu magacaabo Laaggan oo u dhexeeya deegaanada kala ah Guduudey iyo Buulo-bacaad oo ka tirsan gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Muxuu Yahay Hadalka Kasoo Yeeray Wadaadkaan ee Hadalheynta Abuuray Kadib Geeridii Sheekh Cismaan Xidig? Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada ku xariirta aad u qabsaday hadal qoraal ah oo ku saabsan geerida caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xiddig, oo uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay wadaad lagu magacaabo Ibraahim Ciyow.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalka ATMIS oo War Kasoo Saaray Dhacdadii Ka Dhacday Buulo Mareer Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si qoto dheer uga walaacsan dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Buulo Mareer Shabeellaha Hoose 17-kii Luulyo 2024 sanadkaan taasoo lagu dilay dad shacab ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Magaalada Xudeyda ee Dalka Yemen Milateriga maamulka Israa’iil ayaa sheegay in ay duqaymo ka fuliyeen magaalada dekedda leh ee Xudeydah ee dalka Yemen, taas oo jawaab u ah weerarrada kooxda Xuutiyiinta horey ugu qaadeen dhinacooda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay iney Shirkadaha Korontada Kula Xisaabtameyso Waxyeellada ay Geysato Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay shirkadaha korantada kula xisaabtamayso waxyeellada dadweynaha iyo hantidooda ka soo gaarta dabka ay sababto korantadu, islamarkaana aan loo dulqaadan doonin/
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweyne Guudlwaale oo Kulan Su’aalo Lgu Weydiinayay Uga Qeybgalay Degmada Cadalle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa maanta degmada Cadalle.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Taariikh Nololeedka Caalimkii Soomaaliyeed Sheekh Cismaan Xidig oo Kooban 1942-2024 Sheekh Cismaan Sheekh q Cumar Sheekh Daa’uud Culusow Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud Soomaliya Sanadkii 1942, wuxuuna ka dhashay qoys diimeed magac dheer ku lahaa.