1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Jubbaland? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay howlgalada dalka lagu xoraynayo, dardar galinta mashaariicda socda iyo qodobo kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Hey’adda Maareynta oo Agab Waxbarasho Gaarsiisay Iskuul Ku Yaalla Degmada Hodan Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu,asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto. Agabka xaruntaas hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal ka tirsan booliiska Jarmalka ayaa isticmaalay budad iyo Biyaha basbaaska si ay u qaboojiyaan dad badan oo bartilmaameedsanayay xaflad dhaqameedka bulshada ka soo jeeda dalka Eritrea,taas oo ka dhaceysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Ka Warbixiyay Baaris Lagu Sameeyay Xubnood Musuq Lagu Eedeeyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo afartan ruux oo ku eeddeysan in ay ku kaceen falal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga oo Muqdisho Ka Sagootiyay Guuto Ciidanka Xoogga Ka Tirsan Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka Xoogga Dalka Soomalaiyeed, kuwaas oo ku biiraya furimaha dagaalka dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Iskushaandheyn iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumadda DANQARAN Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa isku-shaandheen iyo magacaabis ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiirrada xukuumadda DANQARAN ee uu hoggaamiyo, iyadoo xilkaqaadis lagu sameeyay wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Kulan Islaxisaabtanka Qeyb Ka Ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay iyo kuwa u qorsheysan wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Suuqa Degmada Afgooye oo Maanta Xiray, Waa Maxay Sababta? Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa ugu wayn ee ganacsiga degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose , halkaas oo la sheegay in aan wax ganacsi ah aysan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Jigjiga oo Lagu Guuleystay in La Damiyo Waxaa lagu guuleystay in saaka lasoo afjaro dab xalay ka kacay suuq weyn oo ku yaal magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida kaas oo geystay khasaara badan oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xujey Soomaaliyeed oo Ka Badan 2000 oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Xujayda Soomaaliyeed ee soo gutay waajibka Xajka ayaa dalka dib ugu soo laabanaya sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Madaxa hawlgelinta Gudidda Arrimaha Xajka Soomaaliya Mudane Yoonis Cismaan Axmed. In…