1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Todobaad Xoriyadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir gaar ah oo ku saabsan dardar gelinta Sugida amniga Caasimadda iyo u diyaar garowga munaasabadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Madaxweynaha Galmudug oo U Ambobaxay Sacuudiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudashada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Tacsiyeeyay Shacabka Ku Geeriyooday Dagaalka Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Washington iyo U jeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Ku Baaqay Joojinta Isku Dhacyada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday iskudhacyadii nasiib darrada ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Garoowe…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Garoowe oo Khasaare Dhaliyay iyo Deni oo Madaxtooyada Ka Maqan Magaaladda Garowe ee caasimadda dowladda goboleedka ayaa waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidan ka wada tirsan maamulka, kuwaas oo kala taabacsan madaxtooyada iyo xoogagga mucaarada, isaga oo sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Dagaal Xooggan oo Ka Qarxay Magaalada Garoowe Wararka naga soo gaarayo magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegayo in dagaal xooggan oo u dhaexeeya ciidamo iska soo horjeedo uu ka qarxay halkaasi, waxaana kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Giriiga Maxkamad Lasoo Taagay Masaari Loo Heysta Dilka 79 Tahriibayaal ah Sagaal qof oo u dhashay dalka Masar ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla dalka Giriiga, iyada oo lagu soo oogay dacwado ku saabsan, ka ganacsiga bini’aadanka ama arrimaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Taagan Garoowe iyo Badan oo Lagu Arkayo Gudaha Magaalada Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay siweyn looga dareemayay dhaqdaqaaqa ciidamo iska soo horjeeda oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaas oo lagu arkayo qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleeh Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Shariif Shiikh Axmed? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa okulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane…