1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Gedo iyo Waxa Kaga Qorsheysan Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in gobolka Gedo ay ka jirto xaalad siyaasadeed oo u baahan in ay xallinteedu ka wada qeyb qaataan Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmada Cabudwaaq oo Ku Guuleysatay Koobka Degmooyinka Galmudug Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo. Cayaarta kama dambaysta ahayd oo goor dhaw soo dhammaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed in uu noqdo,…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda SODMA iyo Qatar oo Daahfuray Mashruuca Udxiyada Soomaaliya Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Safiirka dalka qadar ee Soomaaliya Ambassador Abdolla Salem Al Nuaimi ayaa maanta xarunta dhexe Hay’adda SoDMA ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir u Dhaxeeya Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Kismaayo Ka Furmaya Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran kaas oo dhaxeeya Wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka iyo dowlad goboleedyada dalka, iyadoo goordhow Kismaayo uu gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray magaaladda Kismaanyo oo ah xarunta ku meelgaarka ah ee dowlad gobolleedka Jubbaland. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaqdhaqaaqo Ciidan oo Maanta Laga Dareemayo Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah, waxaana magaalada inteeda badan lagu dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo aan la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sixiixay Magacaabista Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay wareegtada lagu magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha ciidanka dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha IGAD oo Walaac Ka Muujinaya Nolosha 55 Million oo African ah Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan oo qof…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Jeyte oo Sheegay in Hiiraan Aysan Kamid Ahaan Doonin Hirshabeelle Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo lagu sameeyay xilka-qaadis ayaa sheegay in arrintaan ay kala dhantaalayso howlgalladii ka socday gobolka Hiiraan bilihii lasoo dhaafay oo hormuud uu ahaa, waxaana…