1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 40 Ruux oo Ku Geeriyootay Dalka Haiti Kadib Markii uu Dab Qabsaday Dooni ay Saarnaayeen Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 40 qof oo Haiti ah ay ku dhinteen badda, dhowr qofna ay ku dhaawacmeen ka dib markii dooni ay la socdeen uu dab qabsaday.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ka Dhigan Yahay Qaraarka Mamnuucidda Kaganacsiga Hubka ee Golaha Kasoo Baxay? Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ay soo saareen ku Mamnuucay ka ganacsiga Hubka iyo Saanadda Ciidanka, iyaga oo ansixiyey siyaasadda Iibka Hubka, Rasaasta iyo qalabka Ciidanka.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo Siweyn Uga Tacsiyeeysay Geerida Ku Timid Sheekh Cismaan Xidig Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalimkii Weynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cismaan Xidig oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheekh Cismaan Xiddig oo kamid ahaa Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn, uguna magaca dheer, kaas oo soo saaray culimo badan oo diinka uu baray.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Soo Saaray Qaraarka Mamnuucidda Kaganasiga Hubka Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo Israel Ku Amartay Soo Afjaridda Dagaalka Gaza Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa xukuntay in sii joogitaanka Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin uu yahay sharci darro, islamarkaana loo baahanyahay in ay ku soo afjarto oo uga baxdo sida ugu dhakhsaha badan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay Xubno Shabaab ah oo Laga Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 39-aad ee guutada 5-aad ee qeybta 27-aad iyo ururka 10-aad ee Kumaandooska gorgor oo kaashanaya dadka degaanka ayaa howlgal ka fuliyay deegaanno ka tirsan howdka Murcudka.
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Cilad Soo Wajahday Adeegga Windows-ka Computerada oo Hakiyay Shaqadii Diyaaradaha Qaar Kamid ah Dunida Cilad ayaa soo wajahday Barnaamijka Windows-ka Computer-rada ee shirkadda Microsoft taasoo sababtay in ay hawada ka baxaan si lama filaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Isra’il oo Beegsaday Xerooyin Barakac Ciidanka Isra’il oo beegsaday xerooyin Maamulka Isra’il ayaa wali sii wadda duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, dagaalka ayaa noqday mid dabadheeraaday,tan iyo 7 October sanadkii 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Qorsheynaysa in Mamnuucidda Raashinka Cawinada Xilliga Beeruhu Soo Go’aan Wasiirka Wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa sheegay inay dowladdu waddo qorshe lagu joojinayo gargaarka Raashinka ah ee dalka la keeno xilliga ay dalagyada beeruhu soo go’aan.