Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo Amar Ku Bixisay in Lasoo Xiro Madaxda Israel Maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo madaxda sare maamul Israa’iil oo uu ugu horreeyo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa xagjirka ah. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Mexico oo Dacwad Ka Dhan ah Dalka Ecuador u Gudbisay Maxkamadda ICJ Dalalka Mexico iyo Ecuador ayaa midba midka kale dacwad ka dhan ah u gudbiyay maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda adduunka, ka dib markii uu cirka isku sii shareeray khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyaahi labadaas dal.