2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Imtixaannada Shahaadiga ah Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo siddeedaad ee dugsiyada Hoose dhexe oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Wasaaraddaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada -Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gebageboobey Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Gobolka Benaadir oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeellaha Hoose: Guddoomiye Inta Gaarigiisa Lagala Degay Kadib La Dilay Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay waqti dambe la diay guddoomiyihii ku-xigeenkii arrimaha Bulshada degmada Walanweyn, kaas, inta gaari lagala dagay la dilay, isaga oo magaciisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Kulamo Kale Duwan Ka Wada Serbia Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa maanta la kulmay Hogaamiyaha Jameecadda Islaamka ee Jamhuuriyadda Serbia Mufti…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wabiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda wabiga ayaa saameyn ku yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Caasimadda Serbia Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdullaahi Goodax Barre oo Xil Looga Magacaabay Hey’adda Maareynta Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Maxamud Macallin ayaa lataliye sare u magacaabay Cabdullahi Qoodax Barre oo ah rugcaddaa siyaasi ah oo dalka ka soo qabtay xilal fara badan. C/llaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shirweynaha Qaran Ee Shaqaalaha Caafimaadka oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Dr. Ali Haji Adam ayaa soo xirey Shir waynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka (NHWS2023) oo labo maalin ka socday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Danjireyaasha Beesha Caalamka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasaarrada Galmudug oo Ansixiyay Degmanimada Godinlabe iyo Gadoon Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka. Golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga iyo qorshaha dagaalka…