2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud oo Heshiis Hordhac ah Ku Gaaray Cadaado Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Osman Adan oo wehlinayo Agaasimaha Dib-U-heshiisiinta Mudane Mohamud Nour Hashi ayaa ka qeeyb galay shirka dib-u-heshiisiinta Beelaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Muwaadiniin Hor Kale Dib Dalka Ugu Soo Celisay Dowaldda Federalka Soomaaliya ayaa markale dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo kasoo barakacay dagaalka ka socda dalka Sudan, muwaadiniintaan oo tiro ahaan gaaraya 93, ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Guddoomioye Madaale iyo Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergayga Arrimaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Finland Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Kasoo Barakacay Sudan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 137 Muwaadin oo ka soo Cararay Dagaalada dalka Sudan ka socda, kuwaas oo galay Todobaadkii Sedexaad. Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cali Jeyte oo Soo Saaray Go’aanno Lagu Ka Dhan ah Al-shabaab Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gobolka Alberta Ee Dalka Canada oo Xaalad Degdeg ah Looga Dhawaaqay Gobolka Alberta dalka Canada ayaa looga dhawaaqay xaalads degdeg ah kaddib markii dab ka soo billowday keymaha uu ku fiday gobolkaas ku yaalla galbeedka dalkaas, taasoo sababtay in ku dhowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Diinta oo Qaabilay Ururrada Bulshada Rayidka ah Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo uu hor kacayo Guddoomiyaha Ururrada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Jowhar Ka Dhacay? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, howlgalada Al-shabaab looga xoreeynayo deegaanada Hirshabeelle, gaar ahaan kuwa dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle ee gobollada Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Hubeysan oo Toogasho Wadareed Ka Geystay Suuq Laga Dukaameysto Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay siddeed qof waqooyiga magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka, kuwaas oo ka dukaameysanayay suuq ganacsi oo ku yaalla halkaasi. Ciidamada gurmadka deg…