1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaaday Ergay Ka Socday Golaha Sare ee Sudaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday golaha sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa la wadaagay sida Dowladda Federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga oo Guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ah ee Hey’adda Socdaalka Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Doodusho ayaa maanta shir gudoomiyayay shirka todobaadlaha ah ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), waxaana lagu lafa guray wada shaqeynta HSJ…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqor Charles oo Loo Caleema Saaray Boqornimada Ingiriiska Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida maanta ah lagu caleemasaaray Boqor Charles-Sadexaad iyo xaaskiisa, Boqorad Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto Britain muddo 70 sano ah. Boqorad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dacwadda Kalluumeysato Ajaanib ah oo Maxkamdda Gobolka Banaadir Loo Gudbiyay Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah kuwaasi oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah, waxaana uu Maxkamadda gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Ololaha Doorashada Ka Wada Gobolka Nugaal Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus ee ka tirsan Degmada Garoowe ee gobolka Nugaal, xilli uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobaab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Inta Badan Dowlad Deegaanka Soomaalida Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay Roobab 48-kii saac ee lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana lasoo warinayaa in ay jiraan khasaare nafeed iyo mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koox Hubeysan oo Sedex Ruux Ku Dishay Gobbolka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dil u geysatay sedex ruux oo shacab ah, kuwaas oo reer guuraa ahaa, waxaana laga helayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweye Xasan Shiikh oo Madaxda Puntland Ugu Baaqay Tixgalinta Rabitaanka Bulshada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa madaxda Puntland ugu baaqay in ay tix galiyaan rabitaanka shacabka, ayna…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Bahda Waxbarashada iyo Dowladda oo Soo Dhaweeyay Daahfurka Masterada Jaamacadda Kenyta Waxaa markii koobaad dalka la keenay waxbashada heerka sare (Masters programs) ay leedahay jaamcadda Kenyata oo ay ku jiraan kuwa baahi weyn loo qabay. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu qabtay Magalaada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mashruuca Ku Dhiso Dalkaaga Hal Dollar oo Muqdisho Looga Dhawaaqay 7 Sano Kadib Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa 7-sano kadib si rasmi ah u daahfuray dib usoo nooleynta mashruucii (DALKAAGA KU DHISO HAL DOLLAR) kaas…