U bood dhigaalka

Bahda Waxbarashada iyo Dowladda oo Soo Dhaweeyay Daahfurka Masterada Jaamacadda Kenyta

Sheeko:Waxbarashada

Waxaa markii koobaad dalka la keenay waxbashada heerka sare (Masters programs) ay leedahay jaamcadda Kenyata oo ay ku jiraan kuwa baahi weyn loo qabay. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu qabtay Magalaada Muqdishu. Waxaana Masterada Martigalinaysa Jaamacadda SIU ee uu saldhigeedu yahay magaalada Muqdishu.

Bahdwada waxbarashada iyo howladeennada dowladda ayaa goobjoog ka ahaa furitaanka munaasabadda.

Waxaa masterada kamid ah:

1. MASTERS OF BUSINESS ADMINISTRATION oo leh labo takhusus:
a) Entrepreneurship
b) Procurement and Supply Chain Management

2. MASTERS OF PUBLIC HEALTH o oleh seddex takhasus:
a) Reproductive Health
b) Epidemiology and Disease Control
c) Monitoring and Evaluation

iyo Masteradda culuumta siyasadda oo kal ah:

3. MASTERS OF PUBLIC POLICY AND ADMINISTRATION
4. MASTERS OF LEADERSHIP AND GOVERNANCE
5. MASTERS OF ARTS IN INTERNATIONAL RELATIONS AND DIPLOMACY.

Waxaa xusud mudan in ay jaamacadda kenyata kamid tahay 15 jaamacadood ee ugu horreeya tayada waxbarashada qaaradda Afrika.

Goobjoog News