1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xil u Magacaabay Madaxweynihii Hore Ee Hirshabeelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada.…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Guddoomiye Madaale oo Daahfuray Tartanka Qu’aan Akhriska Degmooyinka Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta furay wajiga 3aad ee tartanka Qu’aanka Kariimka oo ay ku tartami doonan 60-tartame oo ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Maareynta oo Gargaar Ka Qeybisay Deegaanka Masagawaa Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta boqolaal shacab ah waxa ay gargaar ugu qeybisay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka hor laga saaray Al-shabaab. Waxaa lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Ka Dhacaya Kenya oo Gaaray Heer Suxufiyiinta Lagu Beegsado Magaalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan xaafadaha isku raranka ah, waxaa wali kasii soconaya mudaharaad ay dhigayaan xoogagga mucaarad iyo sidoo kale qeybo bulshada ah oo ka cabanaya sare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Duufaanno Ka Dhacay Mareykanka Hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii duufaan sababtay in saqafka sare ee tiyaatarka, uu ku soo dumo dadweyne wax daawanayeymagaalada Illinois ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Walaac Laga Muujinayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle iyo Digniino Laga Soo Saarayo Wabiga Shabeelle oo inta mara magaalooyin dhaca Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xilligaan waxaa uu keenay biyo badan, iyadoo la gudo galay xilli-roobaadka Gu’ga, bulshada ayaa muujinaysa walaac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Dhimadho iyo Dhaawac ah Sababay oo Ka Kacay Magaalada Cabudwaaq Wararka naga soo gaaro magaalada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka kacay dab geystay khasaare kale duwan, kadib markii uu dab qabsaday goobo gacansi.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidan Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyay Howlgal Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60-aad ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaan hoostaga magaalada Baydhabo, waxaa ay sheegeen in ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al-shabaab. Howlgalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hooyo Isbitaalka Banaadir Ku Umushay Afar Gabdhood oo Mataano ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir waxaa ay ku umushay afar Gabdhood oo Mataano ah, hooyadaan ayaa ka timid deegaanka Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe. Agaasimaha guud Isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Magaalada Xudur Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka da’ay Roob xoogan oo dhamaan…