1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir iyo UNDP oo Ka Wadahadlay Xaaladda Caasimadda Guddomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa xafiiskiisa kula kulmay. Agaasimaha Guud ee UNDP mr Jocelyn mason iyo ku xigeenka UNDP marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Muumin Giriig oo Goordhow Muqdisho Lagu Dilay Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dishay Allah u naxariistee Nabaddoon Muumin Giriig, oo siweyn looga yaqaanay gudaha magaalada . Nabaddoonka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciyaarta Finalka Tartanta Degmooyinka iyo Deegannada Gobolka Banaadir oo Dib Loo Dhigay Maamulka Ciyaaraha G/Banaadir ayaa goor dhow ku dhawaaqay in Dib loo dhigay ciyaartii kama dambeysta ahayd oo ay maanta ku ballansanaayeen degmada Warta nabadda iyo deegaanka Gubadley oo noqotay deegaankii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla Ruunnirgood Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ku bilowday qaraxyo oo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Ruunnirgood ee gobolka Shabeellahadhexe, halkaas oo ay ku sugan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 10 Ruux oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Baardheere Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in Roobab Dabeylo wata oo saacadii lasoo dhaafay ka da’ayay gobolka ay sababeen khasaare dhimasho iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Saxiixay Sharciyo Muhiim ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyo dhowr ah, kuwaas oo kasoo gudbay labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda IMF oo Sheegtay in Soomaaliya ay ka Gudubtay Hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib-u-eegista 5aad ee Barnaamijka ECF ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Deyn Cafinta Soomaaliya. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Qaar Kamid ah Arday Jaamacadaha oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Ku-simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyadda; Mudane Ciise Mahamuud Guure ayaa u soo xiray tababar loo qabtay qaar ka mid ah arday dhigata jaamacadaha ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Soomaaliya iyo Sudan oo Ka Wadahadlay Iskaashiga Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Suudaan, Marwo Axlaam Madani Mahdi, oo hoggaaminaysay wafdi ganacsato…