1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo La Kulmay Danjiraha Dowladda Taliyaaniga Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya MR Alberto Vecchi, iyaga oo kawada hadlay xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Tababar u Furay Shaqaalaha Dabdamiska Dowladda Hoose Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dahafuray tababar socon doono muda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Tirsan Milatariga Itoobiya oo Soo Gaaray Xadka Gobolka Bokool Ciidamada Liyuu Boolis ee ku sugnaa xadka gobolka Bokool uu la wadaago dalka Itoobiya ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay baneeyeen fariisino ay ku lahaayeen xadka in mudda ah, iyagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Ee Jaamacadda Carabta Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa dalka Kuwait uga qayb galaya shirka guddiga joogtada ee Warfaafinta Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu wado inuu ka furmo dalkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulan Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa kala aha: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta Jubbaland oo Howlgal Ka Fuliyay Jubbada Hoose Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandooska oo taageero ka helaya kuwa Daraawiishta dowld goboleedka jubbaland ayaa sheegay in howlgal ay wadajir u fuliyeen lagu burburiyay fariisimo ay lahaayeen dagaalamayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Fulisay Askar Dil Geysatay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay dilal ay horey u geysteen, labada shakhsi ee toogashada lagu fuliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Kulan Ambabixin ah u Sameeyay Hooyo Soomiyeed oo Xanuunsaneyd Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ambabixin ah xafiiskiisa kula qaatay dhibane Deeqa Maxamed Makaraan oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo in muda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaarka Ka Qeybisay Maxaas Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa…