1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Liiska Macalimiinta Gudbay iyo Xilliga Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa shaacisay liiska macalimiinta usoo gudbay imtixaanka dhowaan ay ku dhawaaqday in wasaarradu loo geli doono 3000 oo macalin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiye Madoobe iyo Xoghayaha Hey’adda ka Hortagga Nuclear-ka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta Hay’adda ka Hortaga Tijaabada Nuclear-ka (CTBTO) oo warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaraha Weerarkii Ka Dhacay Degmada Cabdicasiis Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfafainta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidanka ammaanka ay ku guuleysteen soo afjaridda weerarkii lagu qaaday guri ku yalla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu Dambeeyay Weerar Lagu Qaaday Hoyga Sarkaal Ka Tirsan Xoogga Dalka Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, wararka ayaa sheegay in la weeraray lagu qaaday guri uu deganaa sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada oo Muqdisho Qarax Lagula Eegtay Warark aan ka helayno degamada Hodan ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax nuuca miinada ah lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed, xilli uu marayay meel aan ka fogeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Magaalada Laascaanood oo Galay Maalintii 16-aad iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga Soomaaliland iyo kuwa deegaannada SSC ayaa marka kale dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Hor leh oo Ku Dhuftay Xadka Suuriya iyo Turkiga iyo Faahfaafinno Kasoo Baxaya Dalka Turkiga ayaa waxaa markale ku dhuftay Dhulgariir hor eh, xilli dowladda iyo shacabkuba ay la daaladhacayeen kii hore, kaas oo ku dhowaad 43, 000 qof ay ku geeriyoodeen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo Muqdisho Tababbar ka Furtay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa Muqdisho ka furay tababar soconaya muddo labo cisho, kaa oo fahan ka siinaya shirkadaha ka howlgalka garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Ka Dooday Hindise Shaciyeedyo Dhowr ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 21-aad oo ajandihiisu ahaa dhaarinta Xildhibaan Xasan Hurre Ugaas, akhrinta koowaad…