1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ku soo Dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka qaybgeli doona Shirka Dalalka Jiidda Hore ee uu Madaxweyne Xasan ku martiqaaday hoggaamiyeyaasha gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Jabuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb galaya shirka Soomaaliya iyo Dalalka Safka…
6 daqiiqo Sheeko:War Caqabadaha ku Gedaaman Helidda Dal kugalka Hindiya (Visa) Dhibaatada dadka Soomaaliyeed ka haysata helidda dalkugalka Hindiya iyo Doorkii ay Dowladda Soomaaliya ku lahayd oo ay gabtay. Soomaaliya iyo Hindiya waxaa ka dhexeeya xidhiidh soojireen ah oo isugu jira,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147 Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147. Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhulgariir sababay dhimasho oo ka dhacay Iran Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku geeriyootay halka inkabadan 800 qof ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dhul gariir uu ku dhuftay waqooyiga dalka Iiran. Wasiirka arrimaha gudaha Iran…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Danjiraha Maraykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay Linda oo Sheegtay in Soomaaliya ay wajaheyso xaalad bini’aadanim Linda Thomas-Greenfield Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sanduuqa Maraykanka uu $41 milyan ugu deeqay Soomaaliya si wax looga qabto xaaladda abaaraha ee ka jirta Soomaaliya. Danjire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Antony Blinken oo gaaray Qaahira Xoghayaha arrimaha dibadda dowladda Maraykanka Antony Blinken ayaa booqasho ku tagay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Blinken ayaa lagu wadaa in kulan uu la qaato dhiggiisa Masar iyo madaxweynaha dalkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada oo wariye u magacaawday in uu kala taliyo falalka Muslim Naceybka Dowladda Canada ayaa wariye Amira Elghawaby u magacawday ergayga gaarka ah ee la dagaalanka Islaam naceybka, kadib soo noqnoqoshada falalka liddiga ku ah bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle. kulanku ayaa laga hadlay sidii Jubbaland looga hirgalin lahaa xarunta Qaran…