1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan iyo Ruush oo ku heshiiyay in ay taageeraan Taliban Dowladaha Ruushka iyo Pakistan ayaa wadahadal ay ka yeesheen xaaladda dalka Afgaanistan waxa lagu sheegay in loo baahana yahay in taageero la siiyo kooxda Taliban ee la wareegtay talada Afganistan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo ka digay weerar Argagixiso oo ka dhaca dal Afrika ku yaal Dowladda Maraykanka ayaa uga digtay Tanzania in ay dalkeeda ka dhacaan weeraro argagixisanima ah sida ay sheegay maraykanka. Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa muujisay digniinta suurtagalnimada in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Daacish ku duqeysay buuraha gobalka Bari Wararka ay Goobjoog News ka heleyso buuraha Calmiskaad ee hoostaga degmada Iskushuban ee gobalka Bari ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacay xalay lagu beegsaday fariisimo ay Daacish ku…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Milicso: 32 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale! Maanta waa 26-ka January 2023, waxaa 32 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tiro Madaafiic ah oo laga maqlay xaafadaha Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xiilli dambe xaafado ka tirsan magaalada lagu garaacay tiro hoobiyayaal ah. Inta la xaqiijiyay afar hoobiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo ku guulaysatay darajada sareysa ee Hawada Dowladda Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in hawada dalka ay kamid noqoto kuwa ugu wanaagsan ee guud ahaan caalamka oo dhan. Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada marwa Fardowsa Cismaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay safiirka UAE Gudoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Hey’addaha Tiika, Bisha cas turkiga iyo IHH oo oo la kulmay Agaasimaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Hey’addaha Tiika,Bisha cas turkiga iyo IHH oo laga leeyahay dalka turkiga ahna kuwa ugu waa weyn ee u qaabilsan dalkaaas ka jawaabida arimaha bin’adanimada iyo gargaarka…
4 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Keenista Qofwalba Miiska: Taageerida Hoggaaminta Wadaagga ah ee Waxbarashada Soomaaliya Colaadaha, musiibooyinka dabiiciga ah ee deegaanka iyo barakaca waxa ay adkeeyeen in waxbarasho tayo leh la siiyo carruurta iyo dhallinyarada Soomaaliyeed. Xasillooni darrada waxa ay caqabad ku noqotaa helitaanka waxbarashada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni oo Boosaaso kula kulmay madaxda DP-WORLD Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Boosaaso ku soo dhaweeyay wafdi uu hooggaamiyo agaasimaha shirkadda DP-world ee bariga dhexe. Deni ayaa wefdiga uu hogaaminayo CEO-ga iyo Agaasimaha…