1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka oo ka horyimid guddi loo magacaabay xiisadda Laascaannood Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland ayaa ka horyimid guddi uu magacaabay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Xilshibaannadaan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo waawayn oo ka dhacay Maxaas Wararka naga soo gaarayo degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka ay xubna ka tirsan ururka al-shabaab ay qaraxyo xooggan ku weerareen magaalada. Qarax koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka oo la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Turkiga Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Maxamud Macallin Cabdulahi ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo Yaqaan AFAD. Labada dhinac ayaa kawada hadlay iskaashi & wadashaqeyn. AFAD waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddi u magacabay xaaladda Laas-caanood Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka faderaalka Sooomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya arrimaha ka taagan magaalada Laascaanood. Xubnahaan oo ka kooban illaa iyo toban xubnood kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ugu yaraan 20 qof oo lagu dilay magaalada Laas-caannood Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa maaliintii 8-aad wajaheysa iska hor-imaadyo u dhaxeeya shacabka iyo ciidamada Somaliland. Ciidamada ayaa rasaas kala hortagay bilawgii isku soo baxa todobaadkii hore,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin oo Casuumaad u fidiyay dhiggiisa Brazil Lula da Silva Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa casuumaad u fidiyay madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, taas oo uu ku imaanayo Moscow. Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaaladda Laascaanood Xubnaha saaxiibada caalamka ayaa war ka soo saaray xaaladda gobalka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka halkaas oo ay muddo 8 cisho ah ay ka socdaan dagaallo u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqanayo ciidamo lagu soo tababaray dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu gaaro xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, halkaas oo uu kulan kula qaadanayo ciidamo dhawaan laga keenay dalka Eritrea. Ciidamadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddomiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddi farsamo magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeyo hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. War ka soo baxay xafiiska guddomiyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyo Al-shabaab oo ka dhacat gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo gobalka Mudug ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab uu dagaal ku dhexmaray degmada Xarardheere ee gobalka Mudug. Inta la xaqiijiyay 10 xubnood oo ka…