1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Dhigiisa Dowladda Mareykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden, waxaana sidoo kale Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Deegaanka Lambar Konton – Km 50 ee gobalka shabeellada hoose . Deeqdaan gargaarka ayaa waxaa loogu qeeybiyay 500 Qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa kuma waayeelka sida lama filaanka ah Elon Musk ugala baxay booska Shaqsiga ugu Hodansan adduunka? Bernard Arnault, oo ah guddoomiyaha shirkadda weyn ee alaabada raaxada ee Faransiiska LVMH (LVMHF), ayaa hadda noqday Yurubiyaankii ugu horreeyay ee ka soo muuqda liiska koobaad ee Bloomberg oo shakbakad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Ireland Wararka naga soo gaarayo magaalada Dublin ee Caasimada dalka Ireland ayaa sheegaya in lagau dilay wiil kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku sugan magaaladaas. Wiilka la dilay oo da’diisa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulsaare Xamse oo Gaaray Aadan Yabaal, Isaga oo Ku Dhawaaqay Dardargelinta Dagaalka A-shabaab Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay madaxweynaha Hirshabeelle iyo saraakiil ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga RW Xamsa oo ku wajahan Aadan Yabaal Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku wajahan degmada Aadan Yabaal ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Xamsa Cabdi Barre ayaa la qorsheynaya in uu tago degmada Aadan Yabaal oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanno hoostaga Gobalka Baay Ciidamada xoogga dalka ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta deegaannada Daynuunaay iyo Moodo Moodo oo hoostaga gobalka Baay. Hawlgalla qorsheysan oo ciidamada ay ka fuliyeen deegaannadaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku ridday nin ka dambeyay weerar lagu qaaday Garoonka Aadan Cadde Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday eedeysane Maxamed Cabdulle Nuur Aboow oo loo yaqaano Biyamaaloow. Eedeysanaha oo loo haysto in uu ka dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku baaqay dagaal ka dhan ah ururka Al-shabaab Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magaalada Xudur ee gobalka Bakool kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka alshabaab. Afhayeenka Baarlamaanka ayaa shacabka gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirada Difaaca iyo Arrimaha Dibadda Maraykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay xoghayayaasha Difaaca iyo Dibadda ee dowladda Maraykanka. Xasan Sheekh oo Maraykanka u jooga ka qaybgalka shirka Mareykanka iyo Madaxda…