U bood dhigaalka

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah

Sheeko:Dalka

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Deegaanka Lambar Konton – Km 50 ee gobalka  shabeellada hoose .

Deeqdaan gargaarka ayaa waxaa loogu qeeybiyay 500 Qoys oo ka mid ah Dadka ka soo barakacay Abaaraha iyo dagaalada ka jira degana laga xoreeyay Argagixisada

Saraakiil ka tirsan hay’adda SoDMA ayaa ku wareejiyay deeqdaan gudoomiyaha degmada Lambar Konta Mudane Maxamuud Maxamud abiikar.