1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Indian-British-kii Ugu Horeeyay oo Noqday Ra’iisulwasaaraha UK Dowladda Ingiriiska ayaa sanad gudihiis waxaa ay yeelatay Ra’iisulwasaarihii afaraad, waxaana maanta Rishi Sunak loo doortay inuu noqdo ra’iisal wasaaraha xiga ee UK , Sunak ayaa xilka kala wareegaya Liz…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Duqeymo Ka Dhacay Masaajid Cali Guduud Dowladda federalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay howlgalladii ugu dambeeyay oo 48-dii saac ee lasoo dhaafay laga fuliyay qeybo kamid gobollada dalka, gaar ahaan deegaanka Masaajid Cali Guduud oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Ergayga Arrimaha Abaaraha oo Genève Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Musiibooyinka Caalamiga ah Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo looga hadlayey saameynta masiibooyinka caalamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingriiska oo maanta Ra’iisulwasaare yeelanaya Dowladda Ingiriiska ayaa la filayaa in maanta oo Isniin ah ay yeelato ra’iisulwasaare Cusub kadib markii dhawaan ay iscasishay Liz Truss. Xoghayihii hore ee maaliyadda Ingiriiska Rishi Sunak & Penny…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Dil Toogasho ah Ku Fulisay Rag Shabaab Ka Tirsanaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay eedeysanayaasha kala ah Shucayb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Cabdi Jabaar Cumar, kuwaas oo lagu eedeyay in ay dilal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerarkii Hotel Tawakal oo Lasoo Afjaray iyo Faahfaafinta Khasaarihii Ka Dhashay Ciidanka ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay soo afjaraan weerar maanta lagu qaaday Hotelka Tawakal ee magaalada Kismaayo, kaas oo dabley hubaysan ay gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Isbedelka Cimilada Ee Djibouti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Magacaawday Guddi ka Shaqeeya sidii loo Hawlgelin lahaa Diyaaradda Somali Airline Wasaaradda duulista iyo hawada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaawday guddi ka kooban 7 xubnood kuwaas oo ka tala bixiya sidii dib loogu hawlgelin lahaa diyaaradda Somali Airline. Guddigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax ka dhacay Kismaayo Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegayo in gudaha magaalada goordhaw laga maqlay jugta qaraxyo xooggan. Qaraxyada ayaa la sheegay in lala eegtay hotel ku yaalla magaalada kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musoobooyinka oo ka digtay Roobab Daadad wata oo ka da’a gobalada Dalka Hay’adda maaraynta musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya, ayaa ka digtay daadad ka dhasho roobab todobaadkaan ka da’o gobalada dhexe iyo waqooyiga Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay hay’adda ayay ku sheegtay in…