1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Hambalyo u Diray Xulka Qaranka Ee Ku Guuleystay Koobka Cecafa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen qarankooda ayaa tilmaamay dareenka farxadeed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xulka Qaranka Soomaaliya oo Ku Guuleystay Koobka Cecafa Ee Dhallinta Ka Weyn 17 Jirada Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-sano jirrada ayaa ku guuleystay tartanka Cecafa U-17 kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen dhiggooda South Sudan, kaasoo sidoo kale ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Ganacsiga oo ugu baaqay wasaaradaha ay quseeyso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab. Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 53 sano kadib geeridii Madaxweyne Cabdirashiid, Dib u milicso taariikhdiisa Waxaa maanta oo kale 53 sano ka hor 15 October sanadkii 1969-kii magaalada Laascaanood lagu dilay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmarke. Madaxweyne Cabdirashiid ayaa booqasho ku joogay magaalada,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Baarlamaannada Adduunka Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya,ayaa maanta ka qaybgalay shirka baarlamaannada adduunka. Kulankan ayaa ah midkii 145-aad ee baarlammaannada adduunka, ayaa waxaa looga hadlaya arrimo ay kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fanaanad Shamso Daadsan oo Muqdisho Ku Geeriyootay Allah unaxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd Shamso Maxamuud Xirsi oo loo yaqaan (Shamso Daadsan ) oo muddooyinkaan dambe xanuunsaneyd. Shamso ayaa salaaddii Jimce Kadib ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo Ambabaxay Itoobiya,Si uu Dhiiragelin Ugu Muujiyo Xulka Qaranka Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u dhoofay dalka Ethiopia, si ay dhiirri-gellin ugu sameeyaan xulka qarankeenna ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisulwasaare Xamse oo Ballanqaad u Sameeyay Xulka Da’yarta, Haddii ay Ku Guuleystaan AFCON Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa kulan dhiirigelin iyo taageerid ah la qaatay Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaari ay Saarnaayeen Dad Shacab ah oo Miino Kula Qaraxday Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo miino kula qaraxday duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan halka lagu magacaabo Carbiska, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Switzerland oo Mamnuucday Qaadashada Indhoshareerka Dalka Switzerland oo go’aan adag ka qaatay Xijaabka ay xirtaan hablaha Muslimiinta ah, kadib markii Qaanuunka cusub laga soo saaray arrimaha la xiriira Xijaab. Qanuunka dalkaaas Switzerland ayaa dhigaya in…