Wasiirka Ganacsiga oo ugu baaqay wasaaradaha ay quseeyso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab.
Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab