1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Heer Federaal ah oo gaaray gobalka Hiiraan Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimuu, ayaa gaaray magaalada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan, halkaas oo uu kaga qayb galayo howlgallada la dhanka ah ururka Al-shabaab. Mucalimuu ayaa sheegay in ay ka qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Lagu Soo Dhoweeyay Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u ah socdaalka uu ku maray dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qiimaha Sonkor oo sare u kacay suuqyada Muqdisho Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalmihii dambe ka jiray sicir aad u badan oo laga dareemayo maciisha qutul daruuriga ah ee bulshada. Sokorta oo qeyb weyn kaga jirta doorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qaadanaya tababar kor loogu qaadayo hufnaanta howlgallada Tababar socon doona muddo todobaad ah oo kor loogu qaadayo hufnaanta maamulka hantida booliiska ayaa uga furmay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Waxaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Ku Wajahan Itoobiya, Muxuu Kala Hadlayaa Madaxda Dalkaas? Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan magaalada Aadis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad uu ka helay Ra’iisulwasaare Abay Axmed. Madaxweynaha ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Guudlaawe oo ATMIS Kala Hadlay Ka Qeybgalka Howlgallada Ka Socda Hirshabeelle Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxaa uu kulan la qaatay Taliyaha guud ee ciidamada hawlgallada ciidamada midowga Afrika ee ATMIS Gen Ndegeya Diomede oo uu wehliyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Dhallinyada iyo Ciyaaraha oo Shiinaha Kala Hadalay Hormarinta Sports-ka Soomaaliya Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa kulan la yeehay Danjiraha Jamhuuriyadda shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Wasiirka iyo safiirka ayaa kala hadlay dhinacyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka daariishta gobolka Shabeellada hoose iyo qeybta 12-ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Ayaa Maanta Al-shabaab kala wareegay gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow oo dhanka qoraxsin kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar Kamid Golaha Wasiirrada Kenya oo Lagu Dhawaaqay iyo Aadan Barre Ducaale oo Ku Jira Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto oo goordhow oo maanta ah ku dhawaaqay qaar kamid ah golahiisa wasiirrada cusub, waxaana ilaa iyo hadda uu soo magacaabay wasaaradaha muhiimka ah, kuwaas oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax ka yar 10 maalmood gudahood waxaa muqdisho isku daldaly labo dhalinyar ahaa, sababtu maxay tahay | Warbixin Wax ka yar toban maalmood gudahood, laba dhacdo oo anfariir leh ayaa ka kala dhacay degmooyinka dharkiinleey iyo deyniile ee gobolka banaadir, taasoo ku saabsan in laba dhalinyar ahaa ay…